Dumarka fadhiga badan ayaa ka dareen badan kuwa kale

Dadbadan oo caalamka ah ayaa isweydiiyay Su’aashaan kadib markii arintaasi ay noqotay mid ay isla dhexmaraan dhalinyarada caalmka.
Dumarka wada baabuurta iyo kuwa inta badan fadhiya kuraasta xaafiisyada ay ka shaqeeyaan ayaa la ogaaday in ay kadareen badanyihiin kuwa kale hadaba taasi maxaa ugu wacan?
Marka laga eego dhinaca Physiology-ga wax kasta oo gujiya ama riixa xubtanaha taranka ee xaga galmada ee duamrka ayaa xoojinaya rabitaankeeda galmo.
Markasta oo ay xaafiiska ka yimaadaan ama ay gaariga kasoo dagaan waxaa ay jecelyihiin in ay lagalmoodaan ragoodu taaso ah qeyb kamid ah oo muujineysa in dumarkaasi kadareen badan yihiin kuwa kale.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post