Arooska Iyo Aroosada Ugu da’da yar dalka Masar oo la isku guuriyay

Dalka masar waxaa ka dhacay aroos la isgu guurinayay wiil iyo gabar yar oo aysan da’doodu kor u dhaafin 7-sano.

Munaasabadii xaflada arooska waxaa ka soo qeyb galay waalidiinta laba caruur iyo caruur badan oo meesha la keenay.
Labada Caruus ayaa loogu soo abisay sida dadka is guursanayaa ay u labistaan in kastoo munaasabadu ay ahayd in la isku sii daro ama la isku Alkumo.
Fagaraha ay xafladu ka dhaceysay aad ayaa loo soo qurxiyay waxaana lagu xiray nalal ceynba cay ah oo aad u qurux badnaa.

2 Comments

  1. Anonymous8/27/2011

    danbi miyaa in gacanta laiskala keeno biyaha guska?

    ReplyDelete
  2. iska ilaali seegada inaad karto waa denbi yar

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post