Naasaha dhacsan sida loo adkeeyo oo kor laagu soo qaado, waxaan idin sheegaynaa maanta daawo dabiici ah oo aad u qiima badan oo aad ku soo celin kartid naaskaaga sida la rabay naas adag oo taagan si ninkaaga aad uga farxisid,
Waxaad isku labaysaa malab saafi ah iyo bur marka ay si fiican isugu qasmaan waxaad marinaysaa naasaha seddex jeer toddobaadkii marka ay saarnaadaan muddo 75 daqiiqad waxaad soo qaadanaysaa saliid seytuun (OLIVE OIL) waxaad marinaysaa naaska waxaad ku daliigaysa muddo gaaraysa 5 shan daqiiqad kaddib waxaad ku dhaqaysaa biyo qandac ah markaad biyaha ku dhaqdo waxaad soo qaadanaysaa gabal baraf waxaad ku daliigaysaa naaska ilaa uu ka dhalaalo, weeggii seddex jeer ayaad samaynaysaa inshaa Allaah waxaad ka gaaraysaa natiijo fiican wax dhibna ma laha waadba u jeedaa waa wax dabiici ah
walaal wali malahayaa gabdho tijaabiyay? tankale hadaan mariyo amuu iga waynaadaaaaaaaaa oo iga dhacaaaaaaa bal jawaab iqancisa isiiya
ReplyDeletewalaal howsha la qabanayo ayaaba tiradi ka badatay, marka intaa oo howl ah intaad waqti iskaga lumin lahayd ha kuu dhacsanaaado ee sidiisa ku heyso.
ReplyDeletewalalka websetka iska leh qoraalka aad ka hadashay miyaad soo ogaateyne iney sidaan dhab tahay adigoo raali ah inshaAllah
ReplyDeleteJawaab ayaan ka sugayaa inshaAll
aniga ma tijaabinin laakin waxaan ka soo tarjubay website medishiin ah
ReplyDeleteahaa ok walalkiis ,,,,website medishiin ah,,ma waxad ka wada webset medicin ah.
ReplyDeletema ii soo qori kartaane webka hadii aad awoodid oo raali ka tahay ,,,
walaal webkan ayaad ka heli kartaa www.lakii.com
ReplyDeletewalalakiis mahadsanid balse meesha kaga jirtaa websetka weysanahay
ReplyDeleteAsc walal burka ma biyo ba lagu qasi marka hore ilayn malab wax ma qoyn karee
ReplyDeletehaa biyo waa lagu daraa kadiib malabka ayaa lagu qasaa
ReplyDeleteasc.akhi in intee le.eg ayan wax iskaga garankaa o aan kuwadaayaa adigoo mahadsan.
ReplyDelete