Madaxweynaha dalka Jabuuti oo saaka tagay Muqdisho

Madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo saaka tagay magalaada Muqdisho, wxuu ku tagay
booqasho lama filaan ah oo aan horay loo sheegin
Madaxweyne Geelle wuxuu wada hadal yeeshtay madaxweynaha Smaaliya  Mudane Shariif Amed
Booqashadan ayaa waxay ku egtahay isla maanta
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post