Ragga meelaha ay wax ka dareemaan jirkooda

In badan waxaan ka soo hadalnay naagaha meesha ay wax ka dareemaan jirkooda, dad badan ayaa
na soo weydiiyay in aan ka hadalno nimanka meesha ay ka kacsadaan oo ay jecel yihiin.saan ognahay nimanka iyo naagaha waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka dareen
waxaan kuu soo duuduubaynaa nimanka waxa ay ku kacsadaan iyo meelaha ay ka kacsadaan

1- aragtida  ninka markuu arko xaaskiisa dhar fiican wadato ama hadduu arko iayadoo isqurxisay aad buu u dareemaa kacsi
2- hadduu wax carfaya ka uriyo jirkeeda
3- hadduu ka maqlo ereyo macaan oo soo jiidasho leh
intan ayaa ugu muhimsan waxa kiciya ninka

meelaha uu kacsiga ka dareemo ee jirkiisa waa

1- in jirkiisa lagu duubsamo ama xaaskiisa ay qoorta geliso
2- in xaaskiisa ay ka qabato balka
3- xiniinyaha in ay si tartiib u salaaxdo meesha ugu dareenka badan jirka ragga waa bahalka madaxiisa
4- in xabadka loo salaaxo
saan ognahay ninka iyo naagta waxaa u dhexeeya farqi weyn dhanka jirka

97 Comments

  1. Anonymous8/21/2011

    waxbaa kajiraa waxna kamajiraan warkaan

    ReplyDelete
  2. w/w/w/ waa un inta aaad sheegtayba lakaiin su aal ayaa jirto
    oranayso adiga xaawa luul ahaan masamayay arintaasi oo xaas ma atahay mise udiyaar tahay inaad samaysaa hadii aad guursato

    ReplyDelete
  3. Anonymous8/28/2011

    asc waxaa rabaa inaa ogaado sida ugu fuded aan xaaskayga ku bigro jaben lahaa iyo wax isticmaali lahaa oo meesha marin lahaa plz muhiim u ahay thnx all

    ReplyDelete
  4. bikrajabinta ma aha in awood loo adeegsado waxaa la rabaa si jacayl ku jiro oo naxariis leh in lagu jabiyo bikrada, waxaad samaysaa inta labada lugo kor aad u qaado oo ay si fiican u kala bixiso ayaad marinaysaa Vaseline kaddib bikrada ayaad si aayar ugu riixaysaa kuna dadaal inaad u tartiibiso

    ReplyDelete
  5. Anonymous9/30/2011

    sida ugu sahalsan bikarada loo jabiyo,,sida walaalka iga horeeyey uu sheegay lugaheeda qoorta saaro,, waxaad sii diyaarsataa xabka ukunta bahalka mari, jabinta haduu tolanyhay waa 3dax habeen ,hadii suna ugu danthay waa 20 daqiiqo. kabdhaha ha sabraan xanunkaas .. kadibna raaxo ayaa kuu danbeyneyso

    ReplyDelete
    Replies
    1. Anonymous9/16/2023

      Asc bahda raaxada side ninkeyga uso jidan karaa

      Delete
  6. Anonymous10/01/2011

    walaal ukunta xabkeda bahalka gabadha miyaa lamarinaa mise ka ninka gabadha fircooniga ah ayaan u fahmay qofka loo isticmalaaayo xabka asc isoo jawaba

    ReplyDelete
  7. Anonymous10/01/2011

    Gawadha bekrada ahi lagudayna fircooni lama saaro sariirta.ee dhulka ayaat kusameeyneeysaan shaqada bikro jewinta waxaana rajeeynaayaa ninka rawo inuu bekro jewiyo inuusan aheeyn nin eey seego guska kajilcisay waxaafiican in uu guska xooganyahay hadusan xooganeeyn oo markuu riixo bahalka kaqaloocdo waxba ha isku daalinin ee orodoo dhaqtar doono!

    ReplyDelete
  8. asc bahda raaxada guurka waxaa li waydiinayaa ,,, wiil walaalkee ah ayaa wuxuu ii sheegay inuu bahalkiisa marka uu jiifo la moodo inuu yahay war yariis yahay,, markuu kacsanyahay wuu yahay wax weyn oo taagan markaa isaga bahalkiisa miyaa sida ah mise dadkale oo la qabo way jiraan ,,,
    waliba maxaa waxaas keena plz jawaab buuxda ii siiya aad ayaa u mahadsantihiin

    ReplyDelete
  9. waa caadi bahalka ugu yar marka uu dansanyahay ayaa ugu dheer marka uu kaco

    ReplyDelete
  10. aad ayaa u mahadsantiiin.. waxaad wadaa meesha ka sii wada

    ReplyDelete
  11. Anonymous10/10/2011

    waa salaamantihiin dhamaan bahda RG waxan jeclaan lahaa suashaan in ragu iiga soo jawaaban ,hadii ninkayga aan ka baqaayo oo aanan taaban karin bahalkiisa isna ii fududynaynin inaan taabto maxn sameeyaa.Runtii markasta waxn jeclahy inaan raaligaliyo.

    ReplyDelete
  12. ninkaaga waxaa fiican inaad ka wada sheekaysataan ood is fahantaan marka la soco haddii jacayl rasmi la idinka helo dhanka gogoshana waad isku fahmaysaa

    ReplyDelete
  13. Anonymous10/11/2011

    WALAAL HADII AAN BIGRO JABIN KARIN XAASKEYGA UU JILAC SAN YAHAY MAXAAN DAWO AHAAN U CUNI KARAA BAL IGA SO JAWABA

    ReplyDelete
  14. geedka Ginseng si fiican u badso

    ReplyDelete
  15. Anonymous10/11/2011

    waaad mahad san tahay mudane ginseng farmashiyaha malaga helaa adiga oo mahad san mase melo qas ah ayaa lagu gadaa hadii aan helo isaga oo ged ah sideen u is ticmali karaa faah haafin dheraad a iga sii ajir iyo xasanaad ilaah ha kaa siiyo in aan kaa faa iideysto ayaan rabaa nin hada guursan rabo ayaan ahay siiigadana aad u badsaday marka wax walba oo ii adkeyn kara ii soo qar hadii aad ciwaan kaaga ii soo qori karto ii soo qor bro siigadaan badsaday hadana wax meesha ku ma haayo ee sxb i caawi ilaah ha ku caawiyee

    ReplyDelete
  16. Anonymous10/11/2011

    Gin-Chia Ginseng Tablets kan iyo ginseg cadiga ah maxaa far qi ah oo u haxeeyo bro mase waa isku mid

    ReplyDelete
  17. Anonymous10/11/2011

    Gin-Chia Ginseng Tablets iyo ginseng maxaa u dhaxeyo maxeyse ku kala duwan yihiin waxaan heli karaa gin-chin ginseng tablets ee ma heli kari mid ah ginseng oo kaliya marka faah faahin ka bixi sxb

    ReplyDelete
  18. Ginseng waa geed caan ah
    waxaa ku qoran Ginseng farmashiyaha waa laga helaa isagoo kaniini ah

    ReplyDelete
  19. Anonymous10/12/2011

    Geedka ninka o qaloca ma dhiba una cadi yahay awodisu thanksGeedka ninka o qaloca ma dhiba una cadi yahay awodisu thanks

    ReplyDelete
  20. geedka ninka hadduu qollacanyahay waxa dhib ah ma laha qalloca waa labo nooc mid waa inuu kore u qalloocanyahay midda labaad waa inuu hoos u qalloocanyahay

    ReplyDelete
  21. Anonymous10/12/2011

    GINSENG WAX BADALI OO BOOSKIISA BUXIN KARO MA JIRAA HADII UU TARANKA RAGA JILAC SAN YAHAY MASE TAQAAN WAX LAGU BADALI KARO HADII LA WAAYO GINSENG?

    ReplyDelete
  22. Anonymous10/12/2011

    asc wr
    walaal see lagu ogaan karaa inee inantu bikro tahay coz hymen ka hadoo jabo bikro matihid ayaan maqlay lakiin hadaa ledahay oona horay usoo galmootay bikro miyaa tahay wali??

    ReplyDelete
  23. Anonymous10/12/2011

    A/S WALAAL DUMARKA MARKA AY BIYO BAXAYAAN MAXAA LAGU DAREEMAA? MIYAY GARIIREYSAA MASE SIDA RAGA UU U BIYO BAXO AYAY YADANA U BIYO BAXEYSAA WALI MA ARKIN DUMAR BIYO BAXAYO IN AAN GURSADANA WAAN RABAA YAAN KU JABINE ASTAAMAHEEDA IGA FAALO THNK YOU

    ReplyDelete
  24. Anonymous10/12/2011

    hadii marka uu kacsan yahay aad gacantaada hoos oogu qaloocinaysid ma jileecbaaa dhinac ama kor ma u qalooc samaayo lakin hoos waa uqaloocsamaa marka ka aan kiciyo marka tabar dari miyaa asc thanks

    ReplyDelete
  25. naagta aan bikro ahayn iyo naag bikro ah isku darsami karaan meel furan iyo meel xiran miyaa la isku qaldaa???!!!

    ReplyDelete
  26. Wax kasta nafaqo leh galmada waa badiyaa bahlkana waa xoojiyaa sida kalluunka iwm.

    ReplyDelete
  27. Anonymous10/13/2011

    OK WAXAAN FAHMI WAAYAY DUMARKA GARIIRKA IGA FAALO IGA SII THNK YOU BRO

    ReplyDelete
  28. dumarku gariika way ku kala duwanyihiin wuxuu u noqonayaa sida ay u kala kacsi badan yihiin, gariika waxaa laga wadaa haweeneydu inay gaarto meesha ugu sarraysay raaxada galmada waxaa aad u boodboodaya farjigeeda si daran ayuu isu qabqaban isagoo dhecaamaya

    ReplyDelete
  29. Anonymous10/13/2011

    asc hadii marka uu kacsan yahay aad gacantaada hoos oogu qaloocinaysid ma jileecbaaa dhinac ama kor ma u qalooc samaayo lakin hoos waa uqaloocsamaa marka ka aan kiciyo marka tabar dari miyaa asc thanks

    ReplyDelete
  30. maya ma aha tabar dari

    ReplyDelete
  31. Anonymous10/14/2011

    galmo ma gudan karaa geedka marka geedka oo kacsan hadii gacanta lagu qaloocin karo asc

    ReplyDelete
  32. asc bahda RG walaalayaal waan idin salaamayaa salaan kadib waxan doonayaa in aan guursado markaa
    waxan ahay nin hore usoo seegaysan jiray ilaa 7sano markaa bahalku waa uu iga jilcay somaliyana lagama helo geedka ginsend markaa sinjibilka ma ku darsan karaa shaaha oo ma adkaynayaa bahalka

    ReplyDelete
  33. sanjabiila ma adkeeyo bahalka ninka oo jileec noqday, laakin sanjabillka waxaa lagu tiriyaa dhirta dareenka galmada kicisa

    ReplyDelete
  34. Walaal waxaan idin waydiiyay haday xaaaska galmada kahor aysan dheecaan badan keenin bahalkeeda malagayaaba in ay gaartay heer ay galmo sameso mise waxa ay ubaahantahay istiimin dheeraad si dheecaan badan uu uyimaado thanks

    ReplyDelete
  35. sida la ogyahay dhecaanka cambarka wuxuu sahlaa galmadada wax xanuun ah ma dareemeeyo naagta marka ay dheecaan leedahay, laakin naago waxaa jira marka la istiimiyo aan dhacan badan keenin oo raba in loo geliyo taas waxaad ku ogaan kartaa bahalkeeda ayaa bararo oo dhaqdhaqaaqo iyada way is qalqaloocin sida qof caloosha xanuunayso oo kale markaas ayaa lagu bilaabayaa galmada dhabta ah

    ReplyDelete
  36. Anonymous11/16/2011

    wl waxn idiin waydiiyey hadii qofka dumara markaste dheecaan leedahy qoyaankeedu badanyahy maxaa lagu garankaraa iney gaarty oo gaakmo lala sameeyo.

    ReplyDelete
  37. naago waxaa jira dhecaan badan iyo kuwa yar dadka way ku kala duwanyihiin

    ReplyDelete
  38. Anonymous11/19/2011

    Walaal Waxan soo gaday Geedka Ginseng. oo Dabiici ah. WAA SANJABIIL ! Aniga wax kale ayanba uheystay.. Waxuu u Carfayaa sida Sanjabilka oo kale wuuna udhadhamayaa. Soo sidaas mahan mise anigaa geed qaldan soo gatay.

    ReplyDelete
  39. geed qaldan ayaad soo gadatay sanjabiil oo kale uama dhedhamo mana kulula laakin waa u egyahay qaab ahaan

    ReplyDelete
  40. Anonymous11/19/2011

    Waxa an so gaday waa Geed sida Xididka oo kale ah aadne ukulul

    ReplyDelete
  41. ginseng ma kulula

    ReplyDelete
  42. Anonymous11/22/2011

    xaskeyga hadaa canbarka u leefo wax danbi ah miyaa igu sugan sido kale hadey ayada gedka i dhuqdo raaxo darted ma danbi ayaa noga imanaya halkaas.

    ReplyDelete
  43. Anonymous11/24/2011

    walaaal waxaa ku weydinaa adiga oo mahadsan waxaa qabaa waxa la yiraahdo biyo bax dag dag ah 1 ama 3 daqiiqo ka badan ma heyn karo biyaha waana dhibsaday oo waxa aan nici rabaa galmada wayoo hadaan si dag dag ah ku biyo baxo waa uu iga dabaa geedka marka maxaa talo ah ama daawo ah oo aad igula talin laheedeen please

    ReplyDelete
  44. biyabbaxa degdegga ah dhowr waxyalood ayaa la isaga reebi karaa
    1- marka ay soo dhowaadaan dhaqdhaqaaqa jooji ama qaabka badda
    2- niyadda wax kale gali ee haka fikir jirka xaaskaaga si xisaab iwm, maskaxda geli
    3-qaabka foorarka ha samaynin

    ReplyDelete
  45. xog waran11/27/2011

    walaal waa mahadsantihii asxaabta raaxada guurka iyo inta la xiriirtaba waxaanse dadka ugu faa'ideyn lahaa aniga waxaan ahaan jiray raga biya baxa deg dega qaba laakiin alxamdululaah hada waanka nastay heer waxaan gaaray biyaheeyga aan celin karo mudo saacad ah waxaana ku helay arintaasi aniga oo sameeyay marka aan galmada sameynayo marka horeba in aan qalbiga raaxada aan ka saaray midda kale in marka aan dareemo in ay biyaha iga soo dhowaaadeenba aan bedelo qaabka galmada marka aan sameeyay dhowr mar oo kala bedel ah ayaan ku guuleeystay in aan helo raaxo igu filan misna ku filan xaaskeyga sidaa daraadeed aqyaarta sxbadeyda ah waxan kula talin lahaa in ay sameeaan sida aan sameeyay cunada nafaqada lehna ku dadaala xiriir wacan

    ReplyDelete
  46. xog waran11/27/2011

    dumarka marka ay biya baxaan mar kale ma kacsanayaan isaga oo weli ku jiro bahalka mahadsanid?

    ReplyDelete
  47. bahda raaxada guurka idinka oo mahadsan waxa iga su'aal ah marka aan xaaskeyga u tago oo bahalka aan ka soo bixiyo isaga oo qoyan dheeceenka siilkane leh afka ma u gelin karaa wax caafimaad daro ah maka imaan kartaa? jawab

    ReplyDelete
  48. bahalka naagta wuxuu leeyahay bakteriya oo haddii ay afka soo gaarto dhalin karta cudur, waa caafimaad ahaan, diin ahaanna waa wasakh aad u jeeddo qoyaankaaga iyo midkeeda isku dhexdarsamay raalli maka tahay inaad koob ku shubato oo add cabdto؟؟؟!!!

    ReplyDelete
  49. haa qaar baa jira dhowr jeer biyabbaxa

    ReplyDelete
  50. Anonymous11/28/2011

    as fadalan iiga jawaab xaskayga markaan malabyrowgayga kula jiro waxan taabtaa wax aad kurtun moodo wayna boodaa markaan taabto iyadana makasayso ana ma aqaan dhibna waan kabaqnay bahalkaygana maaha mid wayn fadal isoo jawab mahadsanid

    ReplyDelete
  51. waxaa laga yaabaa ilmagaleenka afkiisa inuu soo baxsanyahay oo meesha uu gaarayo bahlka

    ReplyDelete
  52. Anonymous11/29/2011

    SCW Walaal waxaad iga jawabtaa adigo rali ah hadi an xaskeyga u tago lkn anan diyar u aheyn iney uur qado daruuf owgeed sideen uga ilalin karaa galmadas iney ur ku qaado jawab fican iso dir walal mahadsanid.

    ReplyDelete
  53. Anonymous11/29/2011

    walaal xaaskeeyga futada maka shuumin karaa ama maka leefi karaa

    ReplyDelete
  54. Anonymous11/29/2011

    walaal siigo af englis maxaa lagu dhahaa

    ReplyDelete
  55. futada halkeed ka wadaa ??? soo cadee

    ReplyDelete
  56. naagta maku ficna inay cabto kaniiniyada uurka lagu celiyo dhamaan aad ayay u dhib badan yihiin haddii aad awoodo inaad bannaanka ku shubtid biyahaaga samee

    ReplyDelete
  57. Anonymous11/29/2011

    walaal waa futada dabada maka leefi karaa oo maka shuumin karaa haddi aan wax galmo eh ka sameey futada naaga

    ReplyDelete
  58. Anonymous11/29/2011

    website aa ii dirtay maku jiro af somali ee ii sheeg waxa siigo lagu dheho af english

    ReplyDelete
  59. BARYAHA WAAD KA SHUMIN KARTAA LAAKIN FUTADA DULEELKA KA FOGOW

    ReplyDelete
  60. Anonymous12/01/2011

    SCW Walaal waxaan ahay nin hada gursaday lkn an wali u tagin xaskeyga waxeyna ishegtay iney fircooni u gudantahy sideen u bikro jabin karaa waligey uma tagin qof tumar ah talo iga sii habka an ugu raxeyn lahaa thank you.

    ReplyDelete
  61. Anonymous12/01/2011

    Hadii uu ninkeyga iga codsado inaan u dhuuqo guskisa maka aqbalyaa hadanse ka yelo maxaa danbi ah oo iga iman karaa

    ReplyDelete
  62. haddii aadan ka helin waad dhihi kartaa ma rabo inaan dhuuqo bahalkaaga wax dembi ah kaama soo gaarayo

    ReplyDelete
  63. Anonymous12/02/2011

    Asc walal waan idin salamay salan ka dib waxaa iga su,aal ah hadii aan ka maqanahay xaaskeyga tellka ma uga raaxeynsan karaa xiligaasna biyaha gacanta ma isaga keeni karaa ayada oo ila hadleysa taasna siigo ma lagu macneen karaa oo mustaqbalka ma waxbey ii dhimi karta diintase maxeey ka qabtaa. su,asha labad waxa weeye hadii aay xaaska uur yar leedahay qaabka fooraarkana aan aad u jelahay ma sameen karaa uurkaas oo ilaa sedex bil ah mahadsanid.

    ReplyDelete
  64. Anonymous12/02/2011

    Asc: waxaad iisheegta walaal dawada ugu haboon ee biyabaxa degdega looga hortegikaro

    ReplyDelete
  65. Anonymous12/03/2011

    walaalo waxan raba inaad iga jahilbixisan qoyaanka ka yimada farjiga? Anoon kacsan amaba ninkaygu itaba oo ana wax darena niyada ku hayn ayaan waxa dhareema qoyaan cad sida xabka okale mana urayo sida qoyamada lagu garto infactinka waa wax an dareemaye ilaa gabar nimadaydi. Bisaraxa iga so jwaba.
    mahadsanid

    ReplyDelete
  66. waa dhacaan cad oo adag ka yimaada naagaha waa wax dabiici ah ma tusayo jirro ama kacsi toona

    ReplyDelete
  67. daawo iska ilaali oo biyaha daahisa waxay leedahay dhibaatooyin fara badan

    ReplyDelete
  68. Anonymous12/04/2011

    @ abayada so waydiisay ninkayga ma u dhuuqi kara...abayo waxan ku dhihi laha haka laba laben ninkaga wa meesha kaliya ee aad cirka ku heen karto inaad farjigisa dhuuqdo ama xaniiyaha u leefto iguna ogow waligiis ku ilaabi doono "Wax danbi ahna malaha Abayada kale o dhahday ninkayga waxiisa ma taaban karo wan ka baqaa runti wa wax lala yabo side iskugu raxesanesan hadii aad tabasho ka baqeeso abayo waxn ku dhihi laha ninkada adiga kalosooni si marka hore o isku so qurxo dhar qafiifa ama qawana u xiro wa sida ugu fudud aad kalsoonidiisa ku hanan karto muujina geesinimo o adiga ka siib dharka markiisa una raaxee ninkada mida labaad wa ina sexga ka hor awood u leedahay ninkada ina ku tirahdo macaane kalay aan isla so qubeesane adigo u qubeenayo fadlan gabdho daaya hagardaamada ee siiya ragiina waxa ala idinkugu dhiibay good luck ya all

    ReplyDelete
  69. Anonymous12/05/2011

    ASc, kadibna aad baan idiin salaamay. horta waxaan ahay nin xaas leh , waxaana jecelyahay in aan ka leefo xaaskayga bahalkeeda , iyaduna way ii dhuuqda bahalkayga. wax danbe ha xagaa ma iga soo gaadhaya?, waad ku mahadsantahay jaabtaada?

    ReplyDelete
  70. Anonymous12/07/2011

    Aad iyo aad ban ula dhacay inankaa hadalkisa ah inaan ragena an xalaasha u nahay raaligalino waa wax inagu wajiba misana loo bahanyahay maha ninku kaligi inu wax doon yahay ee inaguba waxuu donayo banau donayna micnuhu waa dareen tisa lamidaanu sidana mahan inu isagu kolba dhinac norogto

    ReplyDelete
  71. cabdiqani12/09/2011

    ascwrwb.
    anoo marka hore aad u salaamaya Walaalka ama walaalaha isku howlay iney sameeyaan bloggan iyo websitekaba Waxaan idin leeyahay Allaah ha idinka abaal mariyo halkiinaasna ka wada waa wax lagu farxo in dadkeena loo faaiideyo qeyb ka mid ah noloshooda ayadoo ay ku dheehantahay diin iyo akhlaaq.

    Tan kale waxaan arkay walaalo u jawaabaya walaalkii su'aal qaba, taana waxaan dhihi lahaa in walaalahaasu ay ixtiraamaan walaalaha khibradda u leh ee boggan furay ee buugaagta ka qoray oo aysan u fahmin meeshan meel la isaga sheekeysto. cilmigana tixgaliyaan.

    Illaahbaan idinkaga tuugayaa in uu labanlaabo abaalkiina camalkiinana ikhlaas idinkaga yeelo

    ReplyDelete
  72. Anonymous12/13/2011

    slcm all iyaydoo dadki aqoonta lahaa joogaan hadana waxay ila tahay ninka leefa farjiga inaan arintaasi habonayn ayna tahay wax aan ku habonayn xasaska .dhaqankeeni suubana ee islamkuna ogolayn

    ReplyDelete
  73. WALAALAYAAL DHAMAANTIIN WAAN IDIN SALAAMAY SIDAAD U DHAN TIHIIN WAADNA KU MAHADSAN TIHIIN SU,AALAHA IYO JAWAABAHA LA IS DHAAFSANAYO ,ANIGA SU,AASHEYDA WAXEY TAHAY NINKEYGA GUSKIISA WUU JILICSAN YAHAY HADANA KACSI SIDAAS WAALI U AH MA LAHAN WAXAASE LA II SHEEGAY HADII MALAB IYO SANJABIIL LA ISKUGU KARIYO KACSI BADAN AYAA IMANAYA WAA MIDA KOOWAAD MIDA KALE HADAAN EEGO DHINACA JILICSANAANTA WAXAA U FIICAN AYAAD SHEEGTEEN GEEDKA GINSEG LA YIRAAHDO MARKA MA KANIINIGA AYAA FIICAN MISE MIDKA DABIICIGA MASE KA HELI KARAA SUBER MARKETYADA YURUB,IMISA JEERSE AYAAN SIIN KARAA MAXAANSE UGU DHEX DARAA MARKAAN SIINAYO PLZ SI DEG DEG AH IIGU SOO JAWAABA IDINKOO MAHADSAN

    ReplyDelete
  74. WALAALAYAAL

    ReplyDelete
  75. WALAALAYAAL WAAN XIISEEYAA HADANA WALI RA,YI KAMA DHIIBAN HADEER AYAAN JECLAADAY INAAN IDIN KU SOO BIIRO MARKAAN SHEEKADA DHUUXAY ,MARKA WALAALAYAAL NINKEYGA GEEDKIIS WAA XOOGAA JILICSAN YAHAY HADANA KACSI BADAN MA LEH MARKA WAXAAN MAQLAY KACSIGA INUU BADIYO MALABKA IYO SANJABIISHA OO LA ISKU KARIYO CAANANA LAGU KARIYO MIDA KALE EE JILICSANAANTANA WAXAAD TIRAAHDEEN WAXAA U FIICAN GEEDKA LA YIRAAHDO GINSEG AMA TABLETKIISA MARKA MIDKEE U FIICAN MA MIDKA NATURALKA AH MISE MIDKA FARMASHIYAHA YAALA SUBER MARKETYADASE MA KA HELAYAA GEEDKAAS DABIICIGA AH SIDEESE LOO SAMEEYAA MEEQA JEERSE AYAA LA SIINAYAAA

    ReplyDelete
  76. Anonymous12/13/2011

    asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin

    ReplyDelete
  77. Anonymous12/13/2011

    asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin

    ReplyDelete
  78. Anonymous12/13/2011

    asc wallal waxan qabaa su aal ah waxan ahay 23 jir hada ayaan guursdey lkn wali ma aqal gelin gacelisadeyda iyo aniga marabno caruur badan hadana 1ka sano ee hore hore waxaa rabna inaa iska bashaalno teeda kale ma rabno in ilahay u gafno oo waxayaabaha kaniiniga iyo la mid ah qaadano so maxaa danbi ah oo iga iman kara hada biyahayga bananka ku shubo oo xaaska fajerkeeda ka ilaaliyo hadana se dee xaaskeyga uga ilaalin karaa biyaha waad mahadsantiihin

    ReplyDelete
  79. haddii ay xaaskaaga raalli kaaga tahay bannaanka waad ku daadin kartaa sharciga wax diidaya ma jiro haddii aysan rabin bannaanka kuma daadin kartid

    ReplyDelete
  80. waxyaalaha aad sheegtay sida malabka iyo caanaha iyo sanjabiisha waa ay fiican yihiin, laakin geedka Ginseng ayaa ka sii fiican dhammaan waa isku isticmaali karaa waayo waa wada dabiici midka farmashiyaha waxaa ku jirka kimikaal dabiici ma aha meelaha geedaha lagu gado ka raadi

    ReplyDelete
  81. Anonymous12/14/2011

    Salaamu calaykum
    walaal waxan idin waydiin lahaa hadii aad awoodaan waxan leeyahay dheecaanka cad ee aad hore u soo hadal qaadeen waxa jirta aniga oo wayso qaatay in aan tago jamacada iyo meelo kale siina wayso qaatay markaa hadii uu iga yimaado biyahaasi ma wayso qaadan karaa mise waa iska caadi oo waan ku tukadaa @ su aal kale dheecaankaasi aad ayuu iigu baan yahay ee wax dhiba ma ii leeyahay xaga u raaxaynta ninkayga

    ReplyDelete
  82. Anonymous12/14/2011

    Asalaamu calaykum

    walaal waxad iiga soo jawaabtaan waxan ahay gabadh waxan u mehersanahay nin walina is maanaan arag markasta ama intii hore ee aanan ninkan is guursan waxan lahaa dheecaan cad oo iiiga soo baxa siilka waxan dareemaa aniga oo meelkasta joogaa aan wax galmo ahna niyada ku ahayn markaa iiga soo jawaaba waxa uu yahay ta kale marar badan ayuu siilku si i balaadhan noqdaa oo kacsan markaa bal ii soo jawaaba waxa uu yahay arinkaasi

    ReplyDelete
  83. DHECAANKA DAREENKA KEENO WUXUU JABIYA WEYSADA LAAKIN MIDKA CAADIGA AH OO AAN LA XIRIIRIN DAREEN OO ISKA AH QOYAAN CAADI AH MA JABIYO WEYSADA

    ReplyDelete
  84. Anonymous12/15/2011

    Aad ayaad u mahad santihiin waxad ii sheegteen hadii aanay dheecanka cad wax kacsiyi keenin waan ku tukan karaa hadii aan markii hore wayso qabay

    ReplyDelete
  85. Anonymous1/04/2012

    Asalaamu calaykum
    Walaal aad ayaad u mahad santihiin walaal waxaad ii sheegtaa dheecaankaa hadii uu iga imaado kacsi iyo kacsi la'aanba qubays maa igu waajibaayo. Mahad sanid

    ReplyDelete
  86. dhecaanka qubays ma waajibiyo haddii naagta ay gaarto gariirka galmada oo ay danteeda dhamaysato waxaa lagu tiriyaa inay biyobbax ay gaartay markaas ayaa qubays ku waajibo, laakin haddii la istiimiyo oo ay dheceen keento oo aysan gaarin xad biyobbax ah qubays kuma waajibo

    ReplyDelete
  87. Anonymous4/16/2014

    galamada futada dareen xoog badan ayay leedahay gabdhaha qaar way jecel yihiin

    ReplyDelete
  88. Anonymous4/30/2014

    Asc RG walal waxan raba in aan guursado mardhow Inshaa Allah hadane waxa igu jirto cabsi oo waxan ahay gabar loo guday qaabka fircooniga ah.runtii waan maqlay wana aqristay dhibaaton yinka kasoo wajaho gabadha fircooniga loogudo marka sidee ugu fudud xaga bikra jabinta meeqa habeen ayeey ku,qadataa raga maxasa kintirka lagu daawen karaa.maxad igula talineysaa walal. Please iiso jawaab :((

    ReplyDelete
  89. Anita ahaan waxan kacsadaa maraka arko qofteda OK so macaan ujiifto wax walbo at IGA qarsanen markaas waaa laugh didaa lkn wax kale shaqo kuma lihi cml hhhh

    ReplyDelete
  90. Caadi iska dhig OK wax qeyr leh aaqiro aduunba Ku anfacaayo umada usoo bandhig walaalkeyga muslimka ah ee fariintaan soo diyaariye kuwa Ku dhahay nasoo gudbina su'aalahan jawaabtoda was dad baadiyesan allaha soo hadeeyo dhamaantod adne side sidoo kale allaha kusoo hadeeyo aaminta waa xagiina into qeyrka jcl

    ReplyDelete
  91. Anonymous11/23/2016

    asc hadii gusku qaloco waliba dhinac u qaloco maxa dawa ama xala oo lagu tosin karaa

    ReplyDelete
  92. Anonymous11/23/2016

    asc hadii guskaygu dhinac uqalooco maxaa xala ama dawa lagu tosin karaa jawab pls

    ReplyDelete
  93. Anonymous1/17/2019

    WL waxn ahy wiil 18jira waxn siigaysiga bilaabay 2015 ilaa hdaan joojiyay lkin WL markaan galmoodo marlabaad masoo noqon karo mxn sameeyaa WL oo talo ah waxaan kaloo kuwaydiinayaa dumarka imika umaba kacsado taana iiga soojawaab WL

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post