Baaritaan lagu sheegay xaaska caatada ah inay dareen xoog badan leedahay

Dumarka maahan kuwa kasiman qaab dhismiyeedka jirka iyagoo ay indhaha ukala fiicanyihiin ayaa hadana waxaa daraasad soo baxday sheegeysaa in Dumarka kuwooda Caatada ahi leeyihiin Dareenka ama Raaaxada Rasmiga ah marka la bar bar dhigo haweenka Buuran ama Cayilan oo inta badan Ishu ukala macaan tahay Daymadooda.

Had iyo jeer Heesaha Soomaaliga iyo kuwa aduunkaba waxa lagu amaanaa dumarka Caatada ah sida ereyga Qalanjo ka macno yahay Gabadh dheer caato ah isla markaana qurxoon ayaa hadana la ogaaday iney ukala macaanyihiin dhanka Nolosha iyo Kulanka sariirtaba,

Haweenka Caatada ah waa kuwa leh dareen ka duwan kuwa buuran, waxa la sheegaa in dumarka aanan cayilneen ay sifudud uqaataan dareenka raaxada waqtiga dheesha sariirta wa kuwa wax badan ka fahansan nolosha dhabta ah wa kuwa miir iyo maan ba uleh wax walbo ooy markaas qabanayaan.

Qolaba waxba lagu tiriyaaye maahan in la aflagadeynayo haweenka buuran ama aysan wax dareen ah lahyn balse guushu laba kama qoslido waxa hogaanka raaxada haya dumarka caatada ah dhan walbaba iyadoo qiimeentaan lagu sameeyey haween fara badan oo kala kala socda dhamaan qaaradaha aduunka.

13 Comments

  1. Anonymous10/31/2011

    waxan ahay haweney da,yar misana cato ah mahan cato lafolafo ah lkn dumar wan u fududahay wan farxad galiya ninkeyga wuna igu amana iguna duceya xaga sarirta, balse waxan isu arka wali inan ubahanahe talo bixin xaga raxada ah iya qababka ka ugu badan oo ay jecelyihin ragena inay naga helan.
    mahasadsanidin R.G

    ReplyDelete
  2. waxaad ku dadaashaa wixii isaga ka helo noloshiisa, kana farxi marwalba

    ReplyDelete
  3. Anonymous10/31/2011

    siden uga farxya xiliyada u dalan yahay iyo markan sarirta jogno on raxaysanayno

    ReplyDelete
  4. Anonymous10/31/2011

    Ninkayga on diyar u ahayn anku bilabo xalad kenaysa xarir galmo amaba asagon iyerin an kubilabo tatabasho, maxay u siyadinaysa ama ka dhimaysa ninkayga maskiiyan ama daren ahanba?

    ReplyDelete
  5. ninka ayay ku xirantahay sida uu yahay nin baa wuxuu u arkaa in ay aad u fiicanatahay taataabashadaas naagta xageeda ka imanaysa raaxo badanna wuu dareemaa, niman waxaa jira naagta sidaa u dhaqanta ka shakiya oo u maleeya naagtan inay wax soo baraty hadda kahor

    ReplyDelete
  6. Anonymous10/31/2011

    Maashaa-Allaah. Way yar tahay gabar ku fikireysa oo raadineysa sidey ninkeeda u raalli gelin lahayd, khaasatan arrinta gogosha. Ninka gabartan heleyna anigu waxaan u arkaa inuu nasiib leeyahay. Waase inuu gartaa waxa Ilaahay siiyey oo uu ka faaiideystaa xaaskiisana u faaiideeyaa.
    Kolley anigu nasiib uma yeelan gabartan oo kale. Walaashayse waxaan leeyahay waxaad ku taagan tahay waddada liibaanta aakhiro iyo adduun ee ku soco. Waayo, haddaad ninkaaga raalligeliso nolol farxad leh ayaad ku wada noolaaneysiin (waa hadduu kula fahmo). Ilaahayna wuu kaa raalli noqon. Marka waad liibaaneysaa aakhiro iyo adduunba ee halkaaga ka sii wad.

    ReplyDelete
  7. Anonymous11/01/2011

    mahadsanidin,
    wan is jecelnahay aniga iya ninkeyga xaga sarirtana wan isku fahana wali iskumanan dhicin intan xaskisa aha wuna ia shekeya sidan u qacyiyay runti wan jeclahay ninkayga asna wu ijecelyahay.

    ad ban u jeclan laha hada fikrado bada oo dheri yah isisan Bahada R.G iya asxaabta ku xiran mahadsanidin.

    ReplyDelete
  8. Anonymous11/01/2011

    Walaal anaa kugu soo noqdey. Raggu isku mid ma wada aha. Wax nin la wanaagsan ayaa mid kale la xumaan kara. Marka waxay ku fiican tahay oo aan kugula talin lahaa inaad ninkaaga la sheekeysato oo aad weydiiso ogaatana waxa uu jecel yahay. Adiguna aad u sheegto waxaad jeceshahay oo aadan waxba ka qarinin siiba gogosha. Haddaad adigu wax walba u sheegto isagana waxay u noqoneysaa dhiirrigelin wuuna kuu sheegi saan filayo. Isu furfurnaanshaha iyo wax isu sheegidda lammaanuhu waxay wax weyn ka tareysaa isfahamkooda. Kala xishoodka iyo wax kala qarsiguna wuxuu keenayaa isfaham waa. Marka waxaan adiga iyo dumarka kalaba ee xaasaska ah kula talinayaa inay isu furfuraan raggooda oo aysan wax qarsan. Xataa xilliga galmada la sameynayo ineydaan is cabudhinin ee aad tustaan inaad ku raaxaysanaysaan galmada.

    ReplyDelete
  9. Anonymous11/29/2011

    Haddii aan Naagta xagga dambe ka maro (anoo xubinta taranka uga tagaya)ma waxa yaraanaya Fursadda Uur qaadista dumar badan ayaa taa aaminsan oo aan ka helin in sidaas raggu u isticmaalaan.

    ReplyDelete
  10. uurka laguma ilaalin karo galmada foorarka haddii Allaah ugu talagalo laakin haddii galmada foorarka istaag ay u dhowdahay biyaha farjiga ma sii gaari karaan

    ReplyDelete
  11. Masha allaaaah waxaan ku qancay sida wanaagsan ee leyskugu faa iideynayo waxaan jcleystay in an kusoo biro bogaan

    ReplyDelete
    Replies
    1. Waan kugu soo dhoweynaynaa waana loo baahan yahay aqoontaada iyo waxtarkaaga thanks baan ku leenahay

      Delete
  12. Anonymous6/29/2018

    Enter your comment...wll caatanimada iyo xubinta taranka neefta kasoo v
    baxdo mawaxbaa kadhaxeya Micnaha ma caatanimada sabab u ah in xubinta taranka dumaraka aariyo kasoobaxdo ayadoo dhawaq leh marka ay forarsanaayan ama xiliga galmada Mxaana sababa xalse maloo helaa wll Jawabtada waa iimuhiima fdln

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post