Ninka iyo xaaskiisa ma u bannaantahay inay dharka iska wada dhigaan xiliga galmada

Dadka qaarkooda waxay isweydiiyaan yaa fiican xaaska marka loo tagayo in dharka laga wada siibo ama in aan laga wada siibin,
sida la ogyahay galmada waa dooq qofba si buu ka helaa, arrinkan waxaa kale uu u noqonayaa dhaqamada dadka, iyo qaababka dareenka, dad baad arkaysaa marka ay xaaskooda u galmoonayaan dhar u xira oo ka furan hoose kaliya sidaas ku raaxaysta, laakin sida fiican oo raaxada badan waa inay dharka iskawada dhigaan, qaar culimada ka mid ah  baa waxay diidaan in dharka la iska wada dhigo waxay daliilsadaan xadiiskan
(عَنْ عَبْدِ اللَّهِ ، قَالَ : قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ : " إِذَا أَتَى أَحَدُكُمْ أَهْلَهُ ، فَلْيَسْتَتِرْ ، وَلا يَتَجَرَّدَا تَجَرُّدَ الْعَيْرَيْنِ)

oo macninhiisa ah ( haddii midkiina xaaskiisa uu u tagayo ha is asturo yayna isqaawinin sida labada dameer ay u qaawan yihiin)   xadiiskan waa daciif qaar culimada ka mid ah xitaa waxay ku tiriyeen inuu yahay xadiis mowduuc ah (been abuur)

10 Comments

  1. Anonymous10/31/2011

    waxaa fiican in dharka layska wada saaro si indhaha iyo jirkaba looga raaxeysto maxaa yeelay idinkaaba dhar isu ah mahadsanidiin

    ReplyDelete
  2. Anonymous11/07/2011

    walaal aniga ma jecli in aan xitaa mara hugsado markaan galmada sameynayo marka waxaan hadalkaga ka fahmay in ay caadi tahay diiniyan iyo daqan ahaaba mahadsanid bbb

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/22/2011

    RG waxan kuwaydiyay, xaskaaga cambarkeeda inad fiiriso ama eegto mabanaantahay?, sheekh ayan kamaqlay inanay bananayn lakin mahubo inan anigu khalad fahmay??

    ReplyDelete
  4. haa waad eegi kartaa xadiis daciif ayaa ku soo arooray oo diidaya xadiiskaas lama raaci karo waayo sax ma aha, marka waad eegi kartaa

    ReplyDelete
  5. ASC walaal suaal baan qaba suaasha waxay tahay gudaha tima haweeneyda ka soo baxo oo la jaro ama cremka la mariyo walaalo mar walba waan jara timahaas hoos ku yaal oo waab xiira mudo yar kabacdina waa ay soo baxan mana jecli hal timo in ay iga yeeshan ninkeyga sidoo kale xiiritankana cuncun bey leeyin marka ay soo baxayan marka walalo ma jiran carem hoosta loo istecmaalo aan waxna yeelin kintirka hadii ay jiran walaalo ii sheega waayo wax yaabo badan baan eegey wax aan ka heley ma jiraan

    ReplyDelete
  6. sida badan marka timaha hoose la xiiro waxaa dhacda marka ay soo baxayaan in meesha cuncunto, oo fiman yaryar ka soo baxaan, arrimahaas waxaa looga hortagi karaa in si fiican loo nadiifiyo intaan la xiirin marka la xiirayo in loo adeegsado saabuun nooca jeermiska dilo marka la xiirayana aan loo xiirin hal dhinac waa in layska ilaaliyaa in meesha la dhaawaco waxa lagu xiirayana in mar kasta laga bixiyo wasakha jirka ka soo baxayo marka la dhameeyo biyo qandac la lagu dhaqo kaddib maro nadiif ah in lagu tirtiro markaas waxaa habboon in la mariyo kareemkan halkan ka eeg
    http://raaxadaguurka.blogspot.com/2012/01/cuncunka-hoose-sidee-loo-daaweyn-karaa.html

    ReplyDelete
  7. as\c walaalo waa dku mahad san tahay waana sameeye saas ee waxaan raadinaya hair removal cream la mariyo oo timah aoo dhan jaro aan meesha marin xiiritan cream noocas ah baa raadinaya ee ma jira haduu jirana magacood

    ReplyDelete
  8. waxaa aad u fiican in la xiiro waa sunnada Nabiga صلى الله عليه وآله وسلم laakin way bannantahay waxa kaste in lagu suuliyo timaha kareemkan ayaa ugu fiican Smart Cream 3S

    ReplyDelete
  9. Anonymous1/05/2012

    asc walaal smart cream 3s hadaan mariyo timaha hoose miyeey iga xiirmaayaan ?

    ReplyDelete
  10. Anonymous6/26/2022

    Asc walaal su aal baan qabaa su aashaas waxa ay tahy Aniga oo wili liima gursan hadana waxaan ahay gabar dareen badan oo kacsi badan marwalba aan nin arko waxaan ka eega xubinta tartanka ee marka maxaa sameenaa please qoraalka iga soo jawaab

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post