Galmada badan iyo dhibka ka iman kara

Hadii ay galmadu u dhacdo qaabka iyo tiradii loo baahnaa waxa uu qofku ka dhaxlayaa Faa’iidooyin dhorw ah Sida:

1-Jirka iyo maskaxda ayey firfircooni u yeeshaa.
2-Dareemayaasha ayey fududeysaa.
3-Madax wareerka ayey bi’isaa
4-Waswaaska ayey qofka ka qaadaa.
5-Araga iyo wadnaha ayey wanaajisaa,
6-dhiiga ayey cosbooneysiisaa.
7- Waxa ay kaalmeysaa  qashin saarka kilyaha.
Sidoo kale waxaa jira Faa’iidooyin intaa ka badan oo uu qofku helayo hadii uu raaco qaaababka iyo tirada wanaagsan ee galamada.

Dhibaatooyinka Galmada.

Hadii qofku jirkiisa uu ka badiyo inta uu xamili karo galmada dhibaatooyin badan ayuu ka dhaxlaa, waxaana ka mid ah:
1-Maskaxda iyo murqaha ayey qalajisaa.
2-Fahmada iyo fudeydka  ayey qaadaa.
3-jirka iyo lafaha ayey daalisaa
4-Cimriga qofka ayey dadajisaa
Sidoo kale waxaa jira dhibaatooyin intaas ka badan hadii uu qofku iska badiyo galma
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post