Naas weyn iyo mid yar maxaa u dhexeeya

Naas weyn iyo mid yar maxaa u dhexeeya
Naaska raaxada guurka ma saamayn weyn ayuu ku leeyahay dhinaca ninka ? 
middaas waxay u noqonaysaa nafsiyaadka ninka ninba wax buu ka helaa nin waxaa jira jecel naas weyn nin  midka kalana maba jecla naas weyn bal hadduu arko naas weyn kacsigaaba ka tagaya,  waxaa muhim ah inuu meesha wax ku yaallaan ee eeysan ahayn dhul garoon ah, waxaa kutubta taariikhda ku qoran in Xajjaab bin Yuusuf wiilkiisa u rabay gabar qurux badan loo guuriyo wuxuu u diray nin khabiir ah ninkii ayaa soo laabtay wuxuu yiri waan soo helay naagtii aad ii dirtay laakin naasaha ayay ka weyntahay Xajjaab baa markaa yiri : Naag quruxdeeda ma dhamaystiranti markii ay naaso weyn leedahay mooyee, marka sida nimanka ay u badan yihiin waa naaso waaweyn , niman way jiraan jecel naaso yaryar laakin waa yaryihiin

3 Comments

  1. Anonymous12/24/2011

    Naasaha yar aya ku leh it's my idea !

    ReplyDelete
  2. Anonymous1/19/2012

    waxaan idin waydııyay naagta naasaha waawayn ıyo tan naasaha yar yuar teeba dareen badan oo kasıga ku fııcan mayse xaga dareenka xıdhııdh nasaha yar yar ıyo kuwa waawayn ku kala duwan yıhın

    ReplyDelete
  3. walaal naas weyn iyo naas yara shaqo kuma laha kacsiga naagta kacsiga naagta waa abuur alle laakin nimanka ayaa ka helo naagaha naasaha waaweyn

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post