Waxtarka basbaaska

Basbaaska kulul wuxuu socodsiiyaa dheefshiidka, calooshana wuxuu keenaa firfircooni, dufintana dhiigga ayuu ka nadiifiya dheegmareenkuna wuu u roonyahay, sidoo kale neeftana bixiyaa jirkana dhidid ayuu u keenaa wuxuu kaloo u roonyahay hargabka xanuunka dhuunta wuxuu ka hortagayaa bararada jirka, beerkana wuu sifeeyaa wuxuu wataa vitamiin G  iyo C iyo B

Waxaana lagu tiriyaa waxyaalaha dareenka galmada kiciya
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post