Codka lamaanayaasha xiliga galmada socota

Is fahanka galmada ee labada lamaane ayaa ah as-aaska guurka guuleysta , si loo gaaro ujeedkaasi waxaa muhiim ah in uu jiro xariir wanaagsan xiliga galmada iyo in si cad ah la isugu sheego waxa ay labada lamaane dareemayaan xiliga cayaarta socoto .
Waxa ayna tani keeneysa in in labadaba ay gartaan waxa midka kale raaxo uu ka helayo isla markaana ku dhargayo illaa uu ka gaaro heerka gariirka galmada .
Balse waxaa jira haween badan oo dareemaya xiliga cayaarta naxariista xanbaarsan socoto in aysan ninkooda kula xariiri karin hadal , inta badanna xishooda ama ka cabsada in ninkooda fikir qaldan ka qaato .
Ragga ayaa dareema kacsi marka uu si saraaxad leh u ogaado waxa ay lamaantiisa dooneyso , waxaana haweeneyda la gudboon in ay ogaato in ay xaq u leedahay in ay ninkeeda u sheegto sida iyo habka ay raaxada ku heli karto si uu ugu sameeyo .
Is fahanka sariirta oo la isu sheegto qofba sida uu macaanka galmada ku helo karo ayaa keenta in labnada lamaane dareemaan dharag galmo oo ay raali isaga yihiin .

18 Comments

  1. Anonymous11/09/2011

    walaalo anigu waxan u haystay hadaan nin kayga lahadlo on iraahdo gacaliye caynka igu badal inuu i dhibsanayo oo an ka qaldayo habkuu igu waday raxada markana usan raxo ka helayn sidaan doonayo anigu.
    miyan ku qaldana fikirka? anigu xishod iga ma ahayn inaan ka amuso ee waxay iga ahayd haka qasin macanahaga raxadu dareemayo

    ReplyDelete
  2. ka qasid ma aha ee waa hadal isweydaarsi

    ReplyDelete
  3. Anonymous11/10/2011

    Macaan ama gacliso hadaad sidan ama habkan addigu kaheshay anniguna sidana kale ayaan rabaa ee bal kawaran jacaylkaygii qaaliga ahaayow hadaad tidhaahdo fillimaayo inuu qofna diidi karo ama uu sikale u arki karo waayo Galmadu madhammaanayso oo markastaba xiiseheeda ayaa sii kordha
    Eebbe hainagaransiiyo dhammaanteenba wanaagasan

    ReplyDelete
  4. Anonymous11/25/2011

    ilama aha aniga in iyadoo galmo socoto, oo labadi qof isdusaaranyihiin, inay si raaxo leh intay qaabka ubadaal, oo qaabkale uwareegaan, inay sii wadan karaan raaxadi markii hore oo kale, balse faahfaahin kasoo bixi, qaabka ay suurta gal ku noqon karto walal.......... Mahadsanid

    ReplyDelete
  5. haddii qaabka aad badasho adoo galmada haya raaxadii waad sii wadan kartaa, weli biyahaada ayaa soo daahayo, tusaale naagta ayaad dulsaarantahay ka soo qaad waxaad rabtaa inaad foorarsi u badasho intaad ka kacdo ayaad istiin labaad ku bilaabaysaa kaddib waad foorarinaysaa, waad samayn kartaa adoo aan istiiminin inaad meesha ka sii wado laakin istiinka raaxada ayuu baddalayaa

    ReplyDelete
  6. Anonymous12/22/2011

    in lawada hadlo inta galmadala lagu jiro sow dambimaahan wlalalayaal

    ReplyDelete
  7. waad la hadli kartaa xaaskaaga marka aad galmada ku jirtaan, bas waxaa shardi ah in aan hdal kiina dad kale maqlin

    ReplyDelete
  8. Anonymous12/24/2011

    Maa shaa,alaah waa arin fiican. anigu webkaan aad ayaan u jeclaaday wax badana waa ka faa,iiday.. Laakin waxaan rabaa 1 su,aal oo qora oo ah in aad ii sheegtaan qaabka ugu fiican amaba ugu raaxada badan oo ay jecelyihiin haweenku? Gacaladayda marka kasto oo aan weydiiyo waxay igu tiraa adi lee inoo door kaa rabto. marka fadlan igu caawiya qaabka ay gabdhuhu jecelyihiin..

    ReplyDelete
  9. naagaha way ku kala duwan yihiin nooca ay rabaan galmada ee adiga weydii xaaskaaga nooca ay ka shesho

    ReplyDelete
  10. Anonymous12/25/2011

    asc walaal wxaan rabaa in aad ila talisid waxaan rabaa in aan guursado waxaan ahay gabar markasta daqiiqad kasta kasocoto qoyaan cad oo ilaa kastuumada qooya waana qoyaan is heesta walaal anigoo saas ah maguursan karaa walaal su,aashaas muhim ayee ii tahay fikir iga sii walaal ilaaheey qeer haku siiyo waa noo dadaashay waana mahadsantahay

    ReplyDelete
  11. walaal waxaan kula talinayaa in aad si dhaqsi ku guursato wiil wanaagsan oo diin leh, waayo waxaad ku dhici kartaa xumaan kacsiga daran dhib weyn ayuu kugu ridi karaa

    ReplyDelete
  12. walaal ma bannaana in xaaska biyaha ninka ay cabto, fiqhiga islaamka waxaa ku soo arooray wax kasta oo nafta iinsaalka caadiga ah kahato sida duufka, xaakada, iwm. lama cuni karo waxaa soo galaya biyaha ninka, laakin dhuuqida bahalka nin ama leefidda bahalka naagta waa la isku khilaafay

    ReplyDelete
  13. Anonymous12/29/2011

    asc ,, walal waxaan ku waydiin waxaan rabaa in labo su'aalood la iga jaahil bixiyo ,, waxayna kala yihiin
    1- in lamaanuhu wada hadlaan, ama wax is waydiiyaan wakhtiga galmadu ma banaan tahay ,
    2-qubayska galmada ka dib la qubaysto ma sunaa mise waa waajib, ,, sidee ayaa looqubaysan
    walal jawab ayan idinka sugi ,,, mahadsanid
    asc,,,

    ReplyDelete
  14. in iyo xaaskiisa way isla hadi karaan marka ay galmadu socoto, qubayskana waa waajib waxaana la rabaa in lawada gaarsiiyo jirka oo dhan biyaha inta aan la bilaabin waxaa fiican marka farjiga layska nadiifiyo in la weysaysto kaddib la qubaysto

    ReplyDelete
  15. Anonymous1/06/2012

    saxwaaye , wlala mahadsanid , jasaka laahu, wala weli waxan daba jooga qubayka galamada kadib... waxaan kaloo ka waydiin ...
    qubayska ilaa madaxa ma la dhaqi ,,, waxan ahay qof dumar ah markastana madaxa ma dhaqi karo waayo dumarku way ka timo dheeryihiin raga ,,,
    marka ma jirka keliyaan dhaqaa mise ilaa iyo madaxa walale , jawabwacan

    ReplyDelete
  16. waxaa la rabaa jirla in la wada gaarsiiyo biyaha marka la qubaysanayo qubayska waajibka ah, haddi ruuxa qubayska ku waajibay uu yahay naag iyadana waxaa laga rabaa inay wada gaarsiiso biyaha jirka oo idin madaxa waa ku jirr meesha la rabo biyaha in lawada gaarsiiyo, meelyar haddii aad ka tagto qubayskaaga ma ansaxayo

    ReplyDelete
  17. aniga waxaan ahey wiil somaliyyed ee waxaan rabaa inaan waxka ogaado xaaskey miyaan siilka ka leefi karaa siaan u helo raaxo igu filan ddintinu maxe ka qabtaa ?

    ReplyDelete
  18. mar hore ayaan ka hadalnay walaal arrinkaan culimda way isku khilaafeen qolo way fasaxeen qolona way diideen midwalbana daliil ayuu cuskaday

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post