Saacad gacmeed oo camera leh

Shirkad la dhaho OTAS  oo Japan ah ayaa waxay soo saartay Saacad Camera Video leh oo duubi karta 80 daqiiqadood oo xiriira, muuqaal gaaraya 352x288 bixel , sidoo kale caaddan waxay leedahay maskax gaaraysa 8 gega, waxaa kaloo ay wadataa fiilo (cable) USB oo lagu qaadi karo feelasha iyo kaarikaynteeda, saacaddan hadda waxaa laga hela dalka Japan qiimaheeduna waa 110$
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post