Farqiga u dhexeeya dookh iyo jacayl

Dooth ereygan asal ahaan wuxuu ka yimid afka carabiga  ذوق  waa dhehden marka af soomaaliga waxaa loo adeegsaday wax laga helo, laakin jacaylka waa wax qalbiga dega mar kasta laga fikiro oo lagu dadaalo  in helo tusaale waxaad dhahaysaa aniga dookheygu waa gabdhaha dhaadheer ama kuwa buurbuuran waxaad ka wadaa waan ka  helaa laakin jacaylka rasmiga ah ma dhici karto inaad jaclaato gabdhahaas oo dhan laakin waxaad leedahay fartuun waan jeclahay qalbiga ayay igaga jirtaa habeen iyo maalin waan ku fikiraa kan waxaa la dhahaa jacayl marka waxaan leenahay dookhu waa ka helid jacaylkuna waa nafta oo xuro sidii loo heli lahaa xabiibka

1 Comments

  1. Anonymous3/18/2012

    aigu malihi astaamaha jacaylku sheegayo lkn waxaan hadana idhaahdaa gabadhaas wan jeclahay mana la hadli karo waxan raba in ra'yi la i siiyo gabadhaas waxaan doonayaa in aan guursado waxaanan ahay macalinkeeda

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post