Roomaanka caafimaad badan ayuu leeayahay siiba jirrooyinka ku dhaca wadnaha sidoo kale wuxuu yareeyaa tabardarida jirka wuxuu xoojiyaa awoodda galmada roomanka wuxuu leeyahay vitamiin A, iyo vitamiin G, iyo vitamiin D iyo vitaminada iron iwm. waxa kaloo la ogaaday romaanka inuu daaweynayo bakteriyada dhalisa shubanka wadnahana wuu u roonyahay kaadidana waa socodsiiyaa dhagxaanta keliyahana waa burburiyaa kulayka jirkana wuu qaadaa dheefshiidxumidana wuu daaweeyaa
rooaamnka magac kale maleeyahay stropery miyaa mase waa geedkale? afsoomali haduu leeyahayse maxaalagu dhahaa
ReplyDeleteromaanka afka englishka waxaa la dhahaa
ReplyDeletePomegranate
Xagee laga helaa romaanka Somaliya malaga helaa
ReplyDeletehaa waa laga helaa xamar ayuu ka bixi jiray filooyinka dhexdooda ayaa lagu beeri jiray siib madiina marka waad heli kartaa ayaan filayaa
ReplyDeleteasc walaal geedaha loo isticmaalo kor dhinta raaxada daawo ma u noqon karaan xanun xiniinyaha raga kaga dhaca ee layiraahdo varicocele afka qalaad wax daawo dhireed ah oo loo isticmalao majirtaa wadankeena ama wadamada islamka mahadsanidin walal jasaakalaahu qeeran asc
ReplyDeletewalaal cudurka loo yaqaano Varicocele shaqo kuma laha geedka aan soo sheegnay
ReplyDelete