Naag markaad guursato waxaad isku daydaa inaad si fiican ula jishid jacaylka, raaxada runta aha waxay ku jirtaa jacaylka xaaska dhabta ah, sidoo kale waa inaad ogaataa waxyaalaha ay ka hesho xagga istiinka naago baa jira ka hela taabashada naasaha kuwa dhabarka kuwoo kale ayaa jira baryaha in loo salaaxo jecel, waxaa muhim ah inaad fahansan tahay xaaskaaga waxa ay kaaga baahan tahay oo raaxo ah, haddii ay rabto galmo macaan waa inaad siisaa, gabdho waxaa jira foorarka jecel oo kaa xishoonaya inay ku weydiiyaan, maxaad ku samaynaysaa kuwaas, waxaa ugu haboon inaad iyada oo dhan aad soo qabato aad foorariso haddii ay jeceshahay waxay sii wadaysaa raaxada macaankeeda si fiican ayay kuula niikinaysaa haddii aysan ka helinna waxay kuu simaynaysaa sida ay rabto
Asc walalyaal aad baad ugu mahadsantihiin maqaalkaanka kadib waxaan jeclaan lahaa in aad suaashayda aad iiga soo jawabtaan. walalyaal aniga waxaan ahay hooyo labo ilmood yar yar haysato 2 sano isku xigta baan kala dhalay marka walalyaal madaama aad tihiin walalhay somaliyeed waxaan rabaa in aad ii sheegtaan habka ugu haboon oo ilmaha iska ilaalin karo in aan kala korsado uun weeye ujeedadeydu. aad baan u ugu baahanahay fikir walalkayga muslim ah aad baad u mahadsantihiiin
ReplyDeletewalaal haddii aad rabto ina ilmaha soo kala daahaan biyaha in la iska ilaaliyo ayaa ugu fiican, oo aan lagu shubin meesha, kaniiniyaasha lagu reebo uurka dhibaatooyin badan ayay leeyihiin
ReplyDeleteasc wr wbr
ReplyDeletesalaab kadib waa kumahadsantihiin sida wanaaga badan aad nooga jawaabtaan su aalaheena
andi waxan qabaa su aal ku saabsan dhanka galmada
waxan ahay xaasle , isbuucii waxaan sameeya galo laba jeer inta kale waqti looma haayo
sidaas dartee labadaas jeer waxaan sameeyaa waqtiga aan sameeyneyno aniga iyo xaaskeyga galmada
anigoo waxba aan istacmaalin oo kaniini ah
ayaa waxa dhacda in aan iska raaxeysano ama aan wado galmada modo 20 --30 ugu badnaan waxaana jecelnahay labadeenaba in aan sifiican isku qancino
xaaskeygana ma ahan gabdhaha lagoday sifiican ayey raaxada uqadataa anigana wan awoodaa ilaal ayada ka dharagto ama ka biya baxdo in aan aboodo ishaqada
angoo waxaba dawo an istacmaalin waxaa dhacdo inta shaqada socoto iney laba jeer biyaa baxdo xaaska aniga igana ahan biya la aan iney iheyso aniga ayan ugu tala galay inaan modadaas aaan iska raaxesto hadii aan rabo wan iska keenikaraa 5daqiiqo gudahoo lakin marabo
waxan usameeyneynin xaaska oo qancin in aniga biya baxo ayan diidaya suaasheyda waxawaye wax dhib ah ma iiga imanayaan sidaas hadii aan ku wado , ama wax dhibah ayaa ka imanayaan caafimaadkeyka wax ma udhimaayan mudadaas dheer mahad sanid isdawey@hotmail.com