Fadlan dhagayso Muxaadaroyinkan hoose hadii aad rabto inaad barato axkaabta guurka iyo Arimaha la xidhiidha, Sida:Ahmiyada Guurka, Doonista Gabadha, Walaayada, Aqal galka,Masruufka & Nafaqada, 30 ka Dumarka ah ee guurkoodu kaa xaaranta yahay, Furiinka, Fasaqaada, Dhaarta & Nidarka, Qaladka Dumarka & Raga, Waqtiga Guurku Xaaraanta yahay iyo Korinta Ubadka. iwm. Runtii waa Cilmi Muhiim ah 100%.
1 | Ahmiyada Guurka | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
2 | Fiqiga Guurka1 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
3 | Fiqiga Guurka2 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
4 | Fiqiga Guurka3 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
5 | Fiqiga Guurka4 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
6 | Fiqiga Guurka5 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir |
7 | Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir | |
8 | Guurka & Axkaamtisa | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
9 | Barbaarinta Ubadka | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil |
10 | Xijaabka Dumarka | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
11 | Xanta iyo Dhibaatadeeda | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
12 | Xaaska Wanaagsan | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
13 | Taarikul Salaad | Sh. Boqolsoon (Raximahullaah) |
14 | Xuquuqda Labada-isqaba | Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil |
15 | Aadabta Furniinka | Sh. Maxamed Umal |
16 | Balantii Rasuulka (S.C.W.) ee Dumarka | Sh. Maxamed Umal |
17 | Dumarka | Sh. Maxamed Umal |
18 | Waajibka Dumarka Saaran | Sh. Maxamed Umal |
19 | Dowrka Gabadha Muslimada | Sh. Maxamed Idiris |
20 | Masuulita Waalidka ka saaran Caruurta | Sh. Maxamed Khadar |
21 | Axkaamta Guurdoonka | Sh. C/Risaaq Takar |
22 | Kunoolaanshaha Dalalka Galbeedka | Sh.Cabdiraxmaan Sh. Cumar |
23 | Xukunka Heesaha & Muusiga Heerka Diinta Islaamku | Sh. Cusmaan Cali Xusseen |
masha allah walaalaha webka aad baad ugu mahadsantiin muxaadaraadka,
ReplyDeleteasc
ReplyDeletewalalayaal halkaaan Waxaan Idinku Soo Gubinaynaa
Muxaadaro ka Hadleeysa Su.al Mar badan soo soo laabatay
MA BANAANTAHAY NINKA XAASKIISA FARJIGEDA IN UU AFKA GALI AMA AYADA GALISO
Marka Halkaan ka ka wada faa ideysano Muxaadarada
Su'aasha
waa tan
Ama halkaan ka dagso
http://www.youtube.com/watch?v=J0n-H6LiO1A
Bahda Raaaxada guurkan waan in ay soo saaraan muxaadaradaan ciwaanka u soo yeelaa si a y dadka oga faaa ideystaan
Walaal mas'aladan waxaa laga hadlay 800 sano ka hor waxaad ka eegtaa تفسير القرطبى
ReplyDeletemarka dad way baneeyeen dadna way diideen dadka baneeyey ayaa ka raajaxsan kuwa xarrimay