sida la ogyahay naagaha waxay gaaraan gariir kaas oo u dhigmo biyabbaxa ninka, nagaha badankooda biyo kama soo baxaan inkastoo ay jiraan kuwo biyo ka yimaada, marka naagaha gaara gariirka wax weyn ayay ka faa'idaystaan, gaarid la'aanta gariikana waxaa sababi kara ninka oo aan naagta qancinin waayo naagta waxay u baahantahay galmo ku fillan oo ay ku gaari karto gariir, gariika marka ay gaarto waxay ka dareemaysaa jirkeeda kabaabyo xoog badan iyo raaxo aan la soo koobi karin kaddib way qaboobaysaa
faa'idooyinka oo taxan waa kuwan
1- gariika gaariddiisa waxay ka qaaddaa dumarka walwalka iyo murugta waxay dareemaysaa farxad iyo firfircooni
2- gariika gaariddiisa waxay ilaalisaa xubnaha tarnka caafimaadkooda maxaayeelay dhiigga ayaa ku soo qolqola xubnaha taranka
3-gariika gaariddiisa waxay yaraysaa wadnoxanuun
4- gariika gaariddiisa waxay yareeysaa xanuunka ka iman kara dhiigga caadada
5- gariika gaariddiisa waxaa kaloo ay reebtaa xanuunka gurrka iyo qaska iyo caloosha
6- gariika gaariddiisa waxay keentaa hurdo caafimaad leh oo macaan

I don`t understand what is the mean of gariir . thnkz
ReplyDeletegariir waxaa laga wadaa biyabbaxa haweenka
ReplyDeleteASM BAHADA RAXADA GUURA (RG) IDINKOO MAHADSAN WAXAAN ARKAY MOODUUC KU SAABSAN(XANINTA RAGGA ) MAR AAN BAARAYAY WAAN WAA YAY MODUCAAS SORRY DHIB MALAHAN BASLE WAXAAN JECLAA SU.AAL IN AA IDINKA WAYDIIYO MUDUUCAAS ADINKOO RAALI AH .. AAD U XASSI AH ...1) XANINYAHAY RAGGA MAKALA DHEER YIHIIN MANA KALA DHEERAAN KARAAN ? WAXAAN MAQLAY IN MIDA BIXDA AY YARA KA WAYNTAHAY MIDA MIDIGTA MANA KALA WAYNAAN KARAAN XAGGA (XAJMIGA ).... 2)WAXAA JIRA MAHADII AAD ARAGTO GABAR JIRKEEDA AAD KACSATO (IMMEDIATLY MASKAXDA GALISO DAREENKEEDA , HADABBA WAXAA JIRRA DAREEN TAABANAAYO XANINTA MID KOOD AMA LABADABA OO XANUUN YAR LAGA DAREEMAAYO FADLAN WAA ARIN AAD U DOONAAYO HADII JIRTO AMA AAD MAQASHEN ARINTAAS XATAA WAAN BARAY OO WAYDIIYAY DAD BADAN BALSE WALI JAWAAB IGU FILLAN MA AAN HAAYO WAAD MAHAD SANTIHIIN................

ReplyDeletewaan ka jawaabnay walaal dhowr jeer
ReplyDeletewalaal waxaan kaa sugaayay nambarki aan kaa codsaday ee ahaay in aan kaa soo waco walina mahaayo fadlan waan kuu baahanahay in aan kulahadlo sida ugu dhaqsashada badan iyo waqtiga aan ku heli karo ii soo sheeg ayadane
ReplyDeletetaleefan kan ayaad iga soo wwici kartaa
ReplyDelete00201116741156
Qofkii Raba inuu toos oola xidhiidho mareegantan Mareegatan eeg Boga Raaxada Guurkaka korkiisa dhinaca migta waxaa ku qoaran telfenka lagala soo xidhiidhi karo Barbaarta Raaxada Guurka ama00201116741156
ReplyDeleteAsalama Calaykum, walaal waxan rabaa in aan kuweydiyo in dinteena macaan eey ogoshahay waxa Enlish ka lagu dhaho oral sex hadii aad ila fahmayso.kolaytaba aniga ahaan ilama ficno sificana uma fahansanid. Jazakalah khairan.
ReplyDeletewalaal waan ka hadalnay galmada afka diinta waxay ka qabto ee fadlan su'aal laga jawaabay yaan lagu soo celcelin
ReplyDeleteAsc. walaal raaxada guur-ka waxan idin weydiinayaa Gabar dhaha jirkooda soo jiidashada xaga ragga makukala duwanyhiin? waxaan la kulmaa gabdhaha qaar markii aan eego horey ayaan ka kacsada weliba aniga oo aanan la hadlin ama markii ey ila hadlaan? tanlabaad gabdhaha qaar maba u kacsado oo dareen maba ka dareemo.
ReplyDeletearinkale ayaa jirto oo ah aniga hadiiba ey naag ila hadasho waanba iska kacsadaa ama markaan fiiriyo ee waxaad ii sheegtaan ma qof jiran oo dhaqtar u baahan ayaan ahay mise waa caafimaad kacsigan isak socdo oo ah markaste oo aan gabar arlko inaan kacsado ???? fadlan jawaab ayaan idinka sugaayaa.
way ku kala duwanyihiin hablaha soo jiidashadooda naago waxaa jira aad loo damco iyo kuwo aan loo kacsanin, teeda kale waxa ku haysta waa doobnimo ee guurso jirro kuma hayso ee waxaa ka batay dareenka marka waxaan kula talin lahaa inaad guursato haddii aadan awoodin inaad soonto
ReplyDeleteWALAAL MAXAY DIINTU KA QABTAA LABA QOF OO IS QABA OO TELEFOON KA RAXAYSTA , SABABTUNA WAA KALA FOGANSHO LABA WADAN AYAY KALA JOOGAN . DABCAN BIYAHANA GACANTA AYAY ISKAGA KEENAYAAN, MAADAAMA AY IS QABAAN MA BANAAN TAHAY SHAREECO AHAAN MISE WAA DANBI . JAZAAKALAH IIGA SOO JAWAAB
ReplyDeleteasc walalo markasta oo ninkaygu damco inan isutagno wax dareena malihi lkn isaga ayaan qanciya inanan diidin inta hawshu socoto waxaan dareema xanuun aan kala joogsi lahayn kadib marka hawshu dhamaato kadib waxa iga soo laabta biyihii marka waxaan dareemay xagayga inan jiranahay weli dhakhtar lama kulmin marka walal bal iigawar bixiya xalada
ReplyDeletewalaal waan ka hadalnay raaxada ninka iyo naagtiisa taleefanka ay ku raaxaysanayaan halkaan ka akhriso
ReplyDeletehttp://raaxadaguurka.blogspot.com/2011/11/ninka-iyo-xaaskiisa-kala-maqan-ma-u.html
waxaa laga yaabaa inuu ku hayo cudur farjiga qallaliya oo xaaska ayna awoodin inay galmo samayso ama ku raaxaysato waxaa laga yaabaa in xanuun badan kala kulanto marka waxaa fiican inaad adeegsataan bomaato galmalada loogu talagalay waalaga helaa farmashiyayaasha oo dhan
ReplyDeletemagaceeda maxaa ladhahaa walaal boomaatadaas galmada loogu talagalay?
ReplyDeletehaddii aad ka xanuunsanaysid galmada ninkaaga waxaad adeegsataa kareemkan la dhaho Astroglide wuxuu sahal ka dhigayaa galmada xanuun isma arkaysaan
ReplyDeletedhibka gabartan ey sheganeyso aniga ayow xaskeyga kahesta marka talo fican an dawo lo isticmalin majirta mida kale maladhihi kara ruxasi maba biyo baxo nagta ahi maxeysa ku heli karta khoyan ow cunta ahi
ReplyDeletewalaal xaaska marka loo tago biyaha maka soo laabtaan mise kama soo labtaan xaskeeyga walaal biyahayga baa dhiba oo xunuu saa ida beey dareenta walaal talo iga sii
ReplyDeletebiyaha ninka marka naagta ay ku dhacaan way soo laabtaan marka Alle ugu ilmo inlaga abuuro qaybta loogu talagalay ayaa ku harta
ReplyDeletewan idin salamay sxbiyal maraka hore asc kadib waxan rabaa inaan ogaado dumarka maxaa ufiica ma galmada badanmise mida yar
ReplyDeletenaagta waxa ay rabto ayaa u fiican haddii ay dareen badan tahay galmada badan ayaa u fiican haddii ay qabooban tahyna waxaa u fiican galmada yar waxaa shardi ah inaysan xadka ka baxsanayn
ReplyDeleteasc waxaan kula talin lahaa dhamaan heysata ciladahan ninkii kacsan wayo ama hesato laciifnima taranka raga ha istacmaalo ama hacuno xadiinyahay ariga waxalaal wana dago wana kacsiga ayu xoojiyaa taranka ragana wuu agkeeyaa biyabaxana waa soo daahiya
ReplyDeleteasc dhamahaan bahda raxada guurka waxaan jeclahay su aal caafimaad in aan idin weeydiiyo, waayo waxaa jira wiil yar oo ku dhashay ama ka maqan xaniinta, ama xaniinyaha baa mid ka maqantahay (QORAHA).
ReplyDeletedhaqtar baan geeynay waxeey dheheen markuu weeynaado kansar beey ku noqon kartaaa! hadii aan la qalin!!!! dhaqsi, anagane maadama aan diin muslin ah heesano ma aamini karnaa dhaqaatiirtaas ileen ilaah baa oge arinkaas. teeda kale ragnimada wax dhib miyeey ku sahmeenee xaniinta maqan mahadsanidiin
hal xiniin waa lagu dhali karaa waana ku filantahay haddii caafimaad ay qabto teeda kale dhaqaatiirta waxooda waxay ku dhisaan tijaabo iyo male marka Allah keliya ayaa og waxa ka iman kara haddii yarkan weynaado Allaah ha caafiyo
ReplyDeleteasc walalyaal waxaa raba su aal inaa idin weydiiyo maxaa lagu daaweya lugaha wagdaha ama dalbaha leh ee naagaha iyo gamcaha caatada ah maxaa la cuni kara ama la isticmaali karaa . jawab wanagsan jiza allah qeyr asc
ReplyDeletewaxaa fiican inaad dhakhtar u tagto aad u bandhigto
ReplyDeletea/s/c bahda RG wad salaman tihiin waxaan raba in aad
ReplyDeleteii fasirtaan baryahan denbe ayan waxan isku arki
ged kega in uu asiga oo dhan is gal galo
mic naha madaxa ayaa gudi galo ila uu noqdo wax yar
marka ayan tan ayan isku arki wili xili yada qaboga jir
ayan isku arka waxa uu noqona macal madaxa gadaal
mana ahan mid yara markiisa hore 12 cnm wa u dhama
marka aad ban ugu fikiri arin tan tala iyo tusala iga siya
hadad aqoon u heysaan fadlan
jirka marka uu aad u qabowyahay ayaa bahalka isku soo uruura mar haka walwalin wax dhib ma laha
ReplyDeletesuaal ayaan wataa sideed gabadhaada uga keensanlahayd inay ka dalbato galmo joogta ah
ReplyDeletenaagtu marka ay kacsato maxaa lagu gartaa mise ma tahay in marwada iyada oon ku lulaan loo galmoodo maxaa dhib oo ka imaan karta ?
ReplyDeleteAsc bahda raaxada guurka waxan waydiinaya waxan ahay wiil 22 jira waligiina aan wax wasin kacsigiina ilaa xad uu igu batay malaga yaaba inu xanuno igu keeno kacsiga badani naag
ReplyDeleteaan guursadana ma hayo
wax kale isku mashquuli naagaha ha fiirinin soon sidaas ayaad ku degi kartaa, haddii aad kacsi iska keenkeento marwalba xaniinyo xanuun ayuu kuu keenaya
ReplyDelete