Qiimaha gabdhaha soomaaliyeed

Gabdhaha Soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa dunida inay yihiin gabdhaha ugu fiifiican, laakin waxaa ogaan kara inay fiican yihiin ninka fiican saa darteed nin baad arkaysaa gabar ayuu rabaa inuu xumaan ku sameeyo markay u diido wuxuu ka fidinayaa dacaayad iyo cay iyo cambaarayn, marka ay ka  waayeen naagaha soomaaliyeed nimankooda wanaag iyo walaalnimo ayay niman kale raadiyeen, nin naag la af ah la dhaqan la diin ah afhmi waayay maxaa lagu tilmaami karaa, waxaan ka rabnaa ragga ra'yigooda inay ka dhiibtaan

12 Comments

  1. "Gabdhaha Soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa dunida inay yihiin gabdhaha ugu fiifiican" hadalka markuu saan ku bilaawdo waxaa la rabaa qofka qoraayo in uu faaqidaad dheeraad ah ka bixiyo fiicnaanshaha gabdhaha soomaaliyeed. Waxaan arkaa qoraalkaan in uu qoray qof yara xanaaqsan, xanaaqiisana uu ku wajahanyahay raga soomaaliyeed. la soco hadii hal nin ah oo soomaali ah uu ku xumeeyay, raga kale oo dhan sidaas ma aha. shisheeyahase aad aaday waa kuu dooqaada ee waxba sabab ha ooga dhiganin hal nin ah oo ku xumeeyay. hablaha sideey raga ooga cabaadaayaan, ayaa raguna hablaha ooga cabaadayaan. Marka la soco rag iyo dumar is moog. Ogoowna nin xun qabiil malaha, qolo malaha, cadaan iyo madoowna malaha.

    ReplyDelete
  2. Anonymous12/26/2011

    Runtii ragga somaliada m wada xuma laakin waxa ka buuxa qaar badan oo qashin ah oo xumaan waxa aan ka ahayn aan ku samayn gabdhaha walalahood ah.

    ReplyDelete
  3. Anonymous12/26/2011

    horta rag iyo dumar toona ilahay dadkiisa ma simin wax xun iyo wax wacanba way leeyihiin hadaba ragu mid bay ku xunyihiin waa marki qurbaha la yimi ragi wadayaceen xasaskoodi iyo ubadkoodiba merfash bay fadhiisteen wa barjeyeen marka intu haystay qarash 7 buuca hore ku dhamaato xaaski buu odhanaya keen kadhka qaadkiiba igu badh go aye halka dagaal ba ka bilaabmaya waayo xaaski waxay ku jirta hagbad ama ayuuto waxay rabta dalki inay guri ka dhisata amaba waxay wadata brogram kale afku marku duulana walaka tegaya yaa xun marka

    ReplyDelete
  4. Anonymous12/26/2011

    Yaa isku haya inay dumarka somalida yihiin dumarka fiicfiican waayo waa dumarka isku haya shaqqad ragga iyo shaqadoodaba. Waayo ragga somaliad waa qayral masuliyiiin badankooda, waxay badan kooda joogaan meelaha fadhi ku didiirka oo ay ku qayilayaan.
    Markaas dumarka somalida runtii waxa ku dhacdaya ragg la'aan xaqiiqdii.

    ReplyDelete
  5. Anonymous12/27/2011

    Ragga iyo Dumarka somalida laba daba waxaa haysta dhibaatooyin,waxaa ku ragaadsaday Jaahilnimo aqoon la'aan,labadooduba waxay lagaraadyihiin hadaba waxay arkaa ismana qabtaan midba kan kale ayuu haadaan ooga talaabsadaasi uu ugu jabo
    Raga iyo Dumarka somalida dhibka haysta waxaa looga bixi karaa aqoonta lakaashado,qaraadka oo lakobciyo iyo midba kankale inta uu dhaamo ku taageera
    Ragga iyo dummarku ha is garabsadaan waxna hawada qabsadaan kadib waxaa la heli bulsho caafimaad qabta

    ReplyDelete
  6. Somali girl12/27/2011

    Somalida runtii dumar mahane raggba malaha, waayo somaliad waa la waayihilahaa haddi aanayn dumarka somalidu jirin, sababto ah raggod waa wada sakhramiyana, qayralmasuliyiin, iyo mashaqaystayaal.
    waxa jira qaar aan badnayn oo aan balwadlahayn oo ah wadaado kuwaasna balqadoodu waa naago, naagsata way fuulayaa , haddi ay jirto boqol sano iyo ahddi ay jirto 10 sano.
    Markaas ragga somalida waxa weeye runtii ragga bilaa karaamo ah oo naago aan xitaa qiimayn dumarkood.

    Waayo tusaale ahaan hadaad nin somaliyeed oo aan waxaba haynsan ku guursato sidaas beri marka aad meelkaso saarto ayuu naag kale sicilka u taagaya adigaba kuma yaqaano.

    Markaas waxa aan leeyahay dumarak somaliad ha isku haylnina ragga somalida oo ha amminina jacaylka iyo beentooda toona.

    ReplyDelete
  7. Anonymous12/27/2011

    asc. imisa jeer ayaa ugu fiican in la sameeyo galmo caafimaad ahaan iyo mustaqbal ahaanba marka lagu jiro da da dhexdhexaadka ah 25-40.

    ReplyDelete
  8. Gabadhaha somaliya wey ahayen gabdhaha ugu ficfican balse hada maya gabar walbo waxa ay badsatay aflanta wixi aflanta ku aragto ayey kula dhaqanta raga waxat argesa naago laqabo oo niman kale la tumanayo sanadkan bal side ku dhihi karna waa naago ficfican yaala firin hadalgoda ee hala fiiriyo ficilgoda

    ReplyDelete
  9. galmada waxay ku xirantahay rabiddaada iyo awooddada haddii aad u baahato oo aad samayso dhib kaaga iman maayo, laakin waxaa dhib kaaga imaanayaa adigoon u baahnayn inaad iska raadiso oo aad badsato

    ReplyDelete
  10. Anonymous12/29/2011

    asc bahda rg walalayaal gabar xaas ah baan ahay ninkeyga markaan jimaac samaynayno ma jeclo in uu kintirka ii salaaxo ani aad baan uga helaaa dhowr jeerna waan u sheegay marka malabyarowgiisa waxba kuma dareemo weligeyna ma siigeysan oo guurkaan xalasha ah baan islahaa raaaxo baad ka helaysaa lakiiiiiin waxba gudaha kama dareemayo maxaan sameeyaa am only 24 nolosha sarirtana waa boring walalyaal maxaad igula talin lahaydeen ninkeyga waan rabaa waana jeclahay. ma gudniinka fircooniga sababay in ay saa igu dhacdo???????

    ReplyDelete
  11. Anonymous12/30/2011

    asc ruuxii ALE wanaag la doono ayaa wanaagsanaada ALE hanoo wanaajiyo raga iyo dumarkaba ,, ALE hanaga yeelo kuwii Diiintooda iyo IIMANkoodu koreeyo ,,,

    ReplyDelete
  12. walaal dareenka naagaha waa kintirka midka xoogga badan marka ninkaaga ka dhaahici sidaa inaad wax ku dareento, wali waxaa sii fiican inuu bahalka ku rugo meesha

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post