Gabdhaha soomaalida waxay jecel yihiin ninka leh tilmaamaha soo socda
1- nin hanti leh
2- nin qurux badan
3- nin aqoon leh
4- nin wadaad ah
5- nin calool da' yar
6- nin yurub ku nool
ninka aan lahayn tilmaamahaan mid ka mid ah agtooda qiime kama laha, qaar baa isku raba dhamaan tilmaamahaan, in yar ayaa eega diinta oo raadiya nin diin leh,
1- nin hanti leh
2- nin qurux badan
3- nin aqoon leh
4- nin wadaad ah
5- nin calool da' yar
6- nin yurub ku nool
ninka aan lahayn tilmaamahaan mid ka mid ah agtooda qiime kama laha, qaar baa isku raba dhamaan tilmaamahaan, in yar ayaa eega diinta oo raadiya nin diin leh,
naagaha soomaali waa naago aad u qiime badan dhanka sabarka
ReplyDeletelaakin waxaa badankooda ka maqan kacsi
naagaha carab iyo naagaha soomaaliya kuwee qurxoon
ReplyDeletesomali way ku jiraan naago qurxoon
ReplyDeleteAniga waxa aaan dooranlahaa ninka aqoonta leh waayo nolosha ayuu waxa badan ka fahmayaa.
ReplyDeletenaagaha carab iyo naagaha soomaaliya kuwee qurxoon?
ReplyDeleteJawaab:
Haddi laga hadlaayo kurta sida indhaha waxa qurxoon naagaha carabta, laakin haddii laga hadlaayo jidj waxa qurxoon naaagaah somalida, waayo waxa ay leeyihiin jidh kala gurguran oo leh form qurxoon.
naagaha somalida waa adad aad u liita inta badan awaxay aad u dan aduun aduunkana waa kan aad taqaanin qokii iimaanleh waxba uma yaqaan sidaa aawadeed iimaan ma qabtaan ilaahay iimaanka ha idinku sugo
ReplyDeleteqof aduun ku hamiyaya waa qof liita daciif ah
xataa waqtigii hore dumarka iimaan ma qabin
saa waxay odan jireen
nimaan gaawa soo tubin
gurin laga xaraynayn
gool naaxay iyo aawr
gaafkiisa lagu qali
anaga naguursan maayo
maantana waa u jeedaan
Nin hantileh majecli waayo waqtigaaba kuyar, iimana awoodo inuu farxad isiiyo amaba aan kahelo jaceyl, Nin dibad kunool macna weyn uma yeelanayo nolosheyda waayo kama helayo baahidaan uguursaday,aduunkana waaban ugu necbahay lamaanahaaga oo aad kalanoolaataan, kan quruxsan asagana ciladiisa waa badantahay haba ugu daraato jileec oo badi karti malahan, lacala haduu karti yeeshana waa naaga guursi badanyahay wuxuuna isu arkaa raga kale inuu wax dheeryahay usna kama helo.. Kan aqoonta maadiga leh maxuma lakiin maanta dhan waa qalin iyo buug iyo tvnews, iyo dhaqaale xisaabis usna isma fahmeyno, Midka diinta yaqaan aa ugu fiican lakiin waa haduu kudarsado furfurnaan iyo dabacsani iyo in uu kusoo koray guri jaceyl kudhisnaa.
ReplyDeletenaagaha soomaali boqolkii 90 ma kacsadan raaxo ma laha
ReplyDeletewaaw maashaa AllAh gabartaas kore waxaad moodaa iney maskaxdayda ka xaday aad baan ula dhacay dookheeda inyar aan ku dari lahaa diinta haku daro aqoonta maadigana si khyrkii uuu wax ula qaybsado Maashaa AllA ALLAh hangu soo hagaajiyo kaas
ReplyDeletewaxan ahay gabar da'yar, waxana jiraa 23sano waxaan qoraa kuna hadlaa luuqada somaliga, waxan ahay suganaysato luuqada , SOMALIGA, TURKIGA, ARABIC, ENGLISHKA, ALBANIA, SPANISH, waxan asal ahaan kasoo jeeda Turkish lakin waxaan ku dhex dhaqmay dadkeyga hooyo ee Soomaliyee ,, somalida dadka ah aad ayaan u jeclahay maxaa yeelay wa dadka aan la dhaqmay, i nuujiyey, kuna hadlo luuqadooda, , dadka somaliyeed rag iyo dumar waxaan ku salalmi salamta islamka ee Salmulaahicaylkum,,,
ReplyDeletehalkan waxaan ku soo bandhigi aniga dookhayga,, ANIGU DHAMAN 6 NOOC EE KOR LAGU SOO XUSAY WAAN DOOKHAN LAHAA, MAXAA YEELAY
1-HANTI= hanti layeesho waxaa u wayn IIMANKA !!
2-QURUX= waxaa qurux leh dhaman abuurta Alle,
waxaase ugu mihiimsan qofka Alle adeeca
3-AQOON= waxaa aqoon leh ninka xuska Alle
afkiisa ku hayo had iyo jeer, xafidul
Qur'an Alle ka yeelo
4-WADAAD= waxaa wadaad ah ninka xiriiriya ehelka
islamka kuna camal fala fariinta Alle
noogusoo dhiibay Nabigeenii Mohammed
scw,,
5-DA'YAR= waxaa da'yar ninkay jano u sugnaatay
wayo ninkastoo dunida ku da'yar haday
geeridu cafiso gabow baan deyn,,
marka nin dunida da'yaran joogaya ma
jiro illaa nin janada ku da'yar mooyee
6-NNI EU KUNOOL= qofku meel kasta uu ku nool
iman kiisa ka mihiimsan, dadka yurub
jooga wax gooniya ma qaban hadaysan
caqiido wanagsanen faraha halaqdo hadi
kale oo u Alle ku xiran yahay guurso
SALAAMU CALAYKUM
maashaa Allah qof Adab(suugaan) wax ka yaqaan warkii Allaha kubarakeeyo walaasheey saad wax uqeexdey soo jiidasheey leedahay.
DeleteNaagaha somaaalida mahan bilaa raaxo iyo bilaa kacsi toona ee ragga somaliad ayaan raaxada waxaba aan ka aqoon oo ah ragg ad, adag oo aan waxaba fahmaayn dumarkana yasa. Because dumarka somalida haddiii ay yihiin bilaa kacsi maxay uga caban waayeen ragga ajinabia ahi marka ay guursadaan dumarka somalida, ma is waydiiseen taas horta?
ReplyDeleteAniga waxa aan aaminsanayan inay dhibaatatta oo dhami athay ragga waayo waxa ka maqan aaasaaska raaxada. Iyagoo qajilsan ayey dumarka dusha ka baxayaan markaas ma naag aad kufsanaynso ayaa kacsanaysa waxa qabanayaa xanuunba ee.
Waxa aan odhanlaa waxaba ha cambaraynina dumarka , basle maraka hore idink isasaxaa!
Hadan bisaraxa ugu jawaabo dadka leh nagaha soomalida wa litan iya kacsi maleh. Run ahaanti idinakaa man gab ah sababtoo ah dumar way ka siman yihin dhaqale doonka balse arintu mahan somalida oo kaliya inay hanti jeceshahay wax badan ayaa la arkay gabar yar oo ninku racada sabool nimo marku wax isla helana abalkeda ka dhigaa tumasho iya nago kale labashalkoda
ReplyDeletemidan kacsiga ah waa sidaad u taba barato iya hadba kalsoonidad siso xaskaga. Futada an ka waso iya afka ankaga biyo baxo mahan kacsi ee wa dhaqan Gaalo. waxba yan dumar la cayin waa kuwa dabeadihina qaldan idinku haya oo idin dhalay idinlana dhashay
ceeb maha inaad xaskaga/gacalisadada barto raxada nolosha iya macanida guurka
ninka nagtisa kuraxesan waya awalba nin raga ma ahen wuxu aha mid seego kuso dhamesty cimrigisa
gabdhaha soomaali runta marka la sheego galmo kama helaan siiba kuwa fircooniga u gudan
ReplyDeleteRuntii anigawaxa ahay gabadh somaliyeed, aad ayan u jeclahay dadkayga ragga iyo dumarba. Aniga waxa aaan aaminsanay dumarak somalida inay ak mid yihiin dumarka addunka igu fiican ugu qaalisan. Sidookale ragga somalidana waa ragg fiicfiican. Balse haddan kolay dadka malaga waayo khaladaad waayo ma jiro qof 100% perfect ah.
ReplyDeleteMarkaas meesha waxa ka maqan isfahankii iyo kalsoonida u dhaxaysay ragga iyo dumarak somalida, so waxa fiican in lasu samro la isna waaniyo iyadoon la is aflagadaynayn.
xubinta kacsiga naagaha ugu muhimsan waa tuma
ReplyDeletexubinta kacsiga naagaha ugu muhimsan waa kintirka
ReplyDeleteasc. suaal, in mudo ah maan sameyn galmo markaas waxan arkayaa guskaygii oo so yaranaya what is up.fadlan halayga jawaabo.
ReplyDeleteadigaa iska dhaadhicinaya ee galmo la'aan bahalka kuma yaraado
ReplyDeletewaan idin salamay dhamaan walalyaal waxan ahay wiil dhalin yaro ah waxaan hubaa gabdhaha somallida in aay kacsi leeyahiin waliba ku qancin karaan lakiin wax walbo waa soo jiidashada iyo kalsoonida aniga xaas wali ma guursan lakiin waxaan so shukaansada gabar somali ah ma sameynin wax sina galmo farji ah lakiin raaxada waxaan ka dareemay markaan gabdha shukansanyay naaaska ibtiisa ka nuugay iaydoo indhaha kala gadisan arkay marka gabdhaha yanan loo gofin
ReplyDeletefad laan iso jawaba
ReplyDeleteAniga waxaan isleeyhay ma barano sida loo raaxeysto sabbtoo gabadha iyo wiil iyagoon baran guriga sida loo dhaqmo ayaa 3 mitres la iskugu geeynaa mala awaal kii hbnkaas bilowda ayee ku cimri dhameystaan. Marka wax hala aqriyo waxaa kale oo jiro courses quseeya mariage oo lagu qaato
ReplyDeleteDhamaan waxa looga baahan yhy sariirta
Maxaamilkiina iyo sida aad u wanaajin kartaaan.
Maamulka dhaqaalaha
Korinta caruurta iyo
Xalinta khilaafaadka idin dhexmara sidii aan u xalin laheydeen iyadoo arinku xumaan.
Wlh somalida waa dad aad u wanaagsan ee aduunkii ayaa is badal ku dhacay ee aan dunida la socono wixii aan dhaqanka wanaagsan iyo diinta ka hor imaaneyn.
Ad adega geeljiranimadane aan iska deyno oo aan faaidno anagane hanalaka faaideysto.
Gabdhaha ajaanibta door bidaayo waxaan hubaa kuwii hore in ay cadaabanyihiin oo si ay uga baxaan la yihiin .