Weydii
naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo
goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana
weydiisaa .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka
weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana
waa in ay weydiisaa iyana .
Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga
dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig
dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan
xanaano.
Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay
in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo
baahan yahay in lala yimaado .
Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa
ay tahay in labada lamaane ahaadaan kuwo ka fog daal iyo fikir si loo helo
gariir macaan oo dhanka galmada ah .
In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay
hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan
midda saqda dhexe .
In goobta labada lamaane ku raaxeysanayaan
ahaato mid jawigeedu degan yahay aan shanqar laheyn ,(Ujeedka waxa ay thay
in aysan imaaneyn wax galmada oo socoto joojin kara).
Ka hor inta aan weerarka la qaadin waxaa
muhiim ah in lagu bilaabo hadalo macaan oo jilicsan , baashaalin , dhuuqmo ,
farakacayaar si wadada loogu xaaro in la helo dareen kacsan .
Ragga ayaa looga digayaa in marka galmada
dhamaado in ay dhabarka u jeediyaan xaaska , maxaa yeelay haweenka marka
galmada dhamaato waxa ay u baahan yihiin hadalo macaan , dhunkasho xabad
gilin waayo waa ay uga sii macaan badan tahay raaxadii galmada aheyd ee
dhacday .
waxad ka jawaabtaan ma banaan tahay in ninku gabadha naaska ka jaqo mase banaan tahay in uu afka ka jaqo
ReplyDeletesxb tasi jawaab umabaahna in uu ninku xaaskii naaska kashumuyo ama kajaqo
ReplyDeletehaa xaaskaaga naaska waad ka dhuuqi kartaa haddii caano ay kuu galaan afka wax dhib ma laha taas waxaa qaba afarta mad'hab
ReplyDeletewaxaan leeyahay 2 naas oo kala wayn ninkayga muu igu nici karaa? waxaan iskula ekaysiiyo maheli karaa?dawo ama cream? marwalba waan ka walbahaaraa pleease ila taliya
ReplyDeletewalaal waxaan ahay gabadh aad uqiimo badan misna qurux alle siiyay ha ahaatee bani aadamku ma dhamaystirna ani waxaan leeyahay naaso kala wayn mid yar iyo mid wayn marka ninkaygu ma igu nici karaa abuurka alle? dawo ama cream lamariyo maheli karaa?
ReplyDeletewalaal way dhici kartaa labada naas inay kala weynaadaan, haddii kala weynaanta ay sii daran tahay, waxaa jira qalliin lagu sameeyo si loo simo labadooda taasna waxay u baahan tahay wadatashi iyo fikir
ReplyDeleteassallaamucalaykum waraxmatullaahi wabarakaatuh
ReplyDeletesalaan qaali ah kadib idinkoo mahadsan ikhyaarta RG
waxaan ahay wiil dhalinyaro ah oo hada dhawaan guursaday, walina xaaskaygii maanaan aqalgalin,, insha allaah hada ayaanse isu diyaarinaynaa, marka waxaan rabaa inaad iisheegtaan talona iga siisaan habka ugu fiiican ee galmada ugu horaysa loo samayn karo iyo saliida la isticmaalo marka galmo la samaynayo magaceeda iyo meesha aan ka heli karo,,
waxaa kale ood ii sheegtaan cinjirka/kondomka halkee
laga heli karaa
waad mahadsantiihin
in sha allaah jawaab dagdag ah ayaan idinka sugayaa
jzkumulaahu kheyr