1- hantijacayl, haddii ruuxa uu bakhayl yahay oo uuna rabin inuu keeno waxa loo baahan yahay ee guriga ku saabsan, middaas waxay soo dedejin kartaa dalaaqa
2- qaabka carruurta loo tarbiyeeyo taasna waxa keeni kartaa khilaaf soo dhexgali kara laba isqaba
3- galmada oo si fiican looga dhergin, haddii uuna ka dhergeynin ruux ka mid ah laba isqaba waxaa laga yaabaa inay arrintaas keento nacayb iyo kala tag
4- shaqada guriga, dadka qaarkii waxay rabaan in la isla qabto shaqada guriga, haddii midkooda ka soo bixi waayo shaqadaas waxaa laga yaabaa in la kalatago siiba dadka ku nool yurubta.
5- kalama maqnaansho daran oo keeni kara in labada ruux ay is illaawaan ama safar dheer ama la sheekaysi la'aan.
6- saaxiib xun, haddii midkooda uu leeyahay saaxib xun kan kalena uuna rabin taas waxay keeni kartaa kala tag
7- haddii midkooda uu leeyahay dhaqan xun kan kalena uuna ka helin sida qayilaada oo kale.
8- qaraabo xun, marmar waxaa guriga dumiya ninka dadkiisa ama naagta dadkeeda
9- rajo aan dhab ahayn il iska dhaadhiciyo in lacag farabadan la helayo ama guri fiican lagu noolaanayo wixiina aan la helin, inta badan waxay dhacdaa marka la is shukaansanayo

slamu claykum bacda slaan,wlaal su al an idin waydiinayaa taas oo hore aan ugu aqriyay webka. ninka marka uu biyo baxo marka hore ma inuu soo weyseystaa, arintaas ma waajib baa,
ReplyDeleteaniga marka aan biyaha hore iga yimaadaan, waan sii wada galmada ilaa ay xaasku tidhaa waan daalay ee iga kac ama ay biyo baxdo, waayo iyada hore uma biyo baxdo, markaa qofkii oo howsha macaansanaya waan soo weyseysanaya ma dhihi kartid,bal arinkaa iiga jawaaba