Shirkadda Apple oo faraanti u soo saartay dadka isqaba
bywebsom-
0
Waxay soo saartay shirkadda Apple faraati loo bixiyay maanta laga bilaabo ma jirayo gogoldhaaf. faraatigaas oo la sheegay inuu ninku ku ogaanayo meesha ay aadayso xaaskiisa, sidoo kalena xaaskiisu iyaduna ay ku ogaanayso ninkeeda meesha uu aadayo, dadka aqoonta u leh saykolojiga ayaa waxay sheegeen inuu wax u tarayo yarynta gogoldhaafka iyo masayrka.