Nin xaaskiisa toban sano wax ka badan gadaal kaga tagayay iyaduna ay jaahil ka ahayd !!

Gabadhiyo ninkeeda oo u dhasha dalka imaaraadka, waxay isqabaan mudo kabadan 10 sano waxay aahyeen kuwa ka raadiyada raaxada ama galmada dabada taas oo ah wax xaaraam ah marnaba aan ku banaaneen shareecadeena suuban ee Islaamka, gabadhaan ayaan ogaal ah aan u heynin in ay xaaraam tahay in qeybta danbe raaxada laga doono , mudo 10 sano ah ayuu ninkeeda kaga tagi jiray dabada iyadana uma haysan wax dhibaato ah ama danbi ah.

Naagtaan ninkeeda daba ka galmoon jiray ayaa mar waxay ka soo qeyb gashay xalqo lagu waaniyo ama looga hadlo arimaha qoyska, taas oo lagu soo hadal qaaday in ay dabada xaaraan tahay diinta islaamka ay ogashay in naagta xubinta taranka looga galmooda, naagta markii ay maqashay xadiis ku soo arooray in dabada xaaraan tahay ayay iska ilmeeysay iyadoo halkaas ku ooyday, waxayna sheegtay ogaal la aan in ay u smaeen jirtay.

Dabada dumarka looga tago waa wax fool xun oo diinteenana ay xaaraan ka dhigtay, dhaqaatiirta ayaa sheega in cudurka HIV laga qaado inta badan galmada dabada laga sameeyo, haweeneeyda la kulantay naagta 10ka sano ninkeeda daba uga galmoonayay waa naagta qortay buugga galmada loo yaqaano sirta ugu daran
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post