Mooskii ugu horreeyay oo laga dhoofiyo Soomaaliya 22 sano kaddib

Dhowaan waxaa magaalada Muqdisho si tijaabo ah dib looga bilaabey dhoofinta muuska, kaas oo dekedda ay ka dhoofiyeen ganacsato Somalia ah.

Dhoofinta Muuska ayaa kaalin weyn waxay ku lahayd dhaqaalaha Somalia, burburka iyo dagaalada sokeeye ka hor. Waxaana xiligaasi dalka ka jirtey shirkad ay si wadajir ah u lahaayeen Somalia iyo Talyaaniga oo qaabilsaneyd dhoofinta Muuska.

Hadaba weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Seynab Abuukar Maxamed waxay dib u bilaabista dhoofinta muuska ka wareysatey wasiirka kheyraadka ee Somalia, Cabdirizak Cumar Maxamed.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

2 Comments

  1. Anonymous7/24/2013

    Asc walal waxaan ku waydiinayaa bisha ramadanka wakhti habeen ah hadaan siigaysto kafaaro gud mala igu leeyahay mahad sanid walaal

    ReplyDelete
  2. haddii aad ssegaysato adoo sooman soonka waa kaa jabayaa waa inaad soo qalaysaa soonkaas , wax kafaaro lagaa rabo ma jiraan, kaafarada waxaa laga rabaa ruuxa galmo sameeyay, haddii habeen aad seegaysato wax kafaaro lagaa rabo ma jiraan , bas iska daa seegada oo guurso haddii aad awoodid

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post