Haweenka Soomaaliyeed maxay ku naceen nimanka Soomaalida

Waayahan waxaa soo batay gabdhaha soomaaliyeed inay guursadaan dadka ajaanibta ah, taasoo ay soo badatay gaar ahaan dalalka yurubta, nimanka caddaanka oo la sheegay inay yihiin dad ku dhega diinta marka ay soo galaan islaamka, nimanka soomaaliyeedna waxay ka helaan badankooda inay waqtigooda ku lumiyaan makhaayadaha iyo fadhi ku dirirka iyo qabyaalad difaacid, tasoo ay naagaha soomaaliyeed ku naceen nimanka soomaaliyeed, sidaa darteed waxaad arkaysaa furriinka inuu ku soo batay dalalka yurub, waxaa kaloo jirta nimanka soomaaliyeed inay qaadka ka helaan badankooda markaas ay maamuli waayaan gurigooda iyo familkooda , tolow yaa qaldan nimanka soomaaliyeed iyo naagaha, fikradihiina ayaan rabnaa inaad ku soo bandhigtaan halkan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post