Subxaanallaah , nin si yaab leh uga badbaaday xabbad lagu soo tuuray !!!

Awoodda Alle wax ka weyn lama helayo, nin u dhashay dalka Siiriya oo si yaab leh uga badbaaaday xabbad liif ah, xabbaddaas waxay ku toosnayd wadnahiisa, maxaa dhacay tolow ? jeybka ayaa wuxuu ku watay lacag liiro badan oo sanuud ah, xabbaddii lagu soo tuuray  lacagtaas ayay ku toostay markaas ayay dhaafi waysay, subxaanallaah Alle keligii ayaa dadka badbaadin kara ciidanka Alle qof og ma jiro isaga mooyee.

1 Comments

  1. Anonymous8/02/2013

    Allahu Akbar, wa runtaa, qofkii Alle badbaadiyo aya badbaadsan. Qof walbane waqtigiisa ma dhaafo, wa mucjisooyinka ka dhaca aduunka, una baahan ina ku cibro qaadano insha Allah, aad aya idin salamaayaa, bahda Shabakada,

    waxa idin weydiin lahaa su,aal ee ma jecli ina mesha kuso qoro, ee email la idinka helo ma jirtaa si jawaab fiican u helo , thnks all

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post