Nin guursaday gabar 70 sano ka yar

Nin u dhashay dalka ciraaq oo jira 92 sano ayaa wuxuu guursaday sida uu sheegay wargeyska Al-riyad, abar jirta 22 waxaa lagu magacaabaa ninkaas Muusili Maxamed gabdha u guursadayn waxaa la dhahaa  Muna Mukhlif, isla xafladdaas ayaa waxaa loogu guuriyay labo wiil uu dhalay wiilkiisa oo da'doodu kala tahay 16, iyo 17 , ninkaas o sheegay inuu aad ugu farxsan yahay guurkaas, horayna wuxuu u dhalay carruur gaaraysa 16 ilmo
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post