Magaca Buugga
Waayihii Soomaaliya
Qoraaga
Cabdi Jaamac Aw-Aden
Mawduucca
Taariikhda Soomaaliya iyo Afrikada Bari
ISBN
0-0
Luuqadda
Af-Soomaali
La Daabacay
Waayihii Soomaaliya
Qoraaga
Cabdi Jaamac Aw-Aden
Mawduucca
Taariikhda Soomaaliya iyo Afrikada Bari
ISBN
0-0
Luuqadda
Af-Soomaali
La Daabacay
2010
Faahfaahin
Kitaabkaani wuxuu iftiiminayaa taariikhdii Soomaaliyeed ee hore,
dhexe iyo dambe. Wuxuu isku xiraayaa ilbaxnimadii hore ee Soomaaliya iyo
ilbaxnimooyinkii hore ee dunida.
Wuxuu afka Soomaaliga ka soo qufaayaa raadadkii hore ee ummadihii ilbaxa
ahaa.
Wuxuu caddeynayaa in dhulkii asalka "takhent" waa Soomaaliya e, laga daartay ilbaxnimo iyo garaad
wax-ku-ool noqday. Wuxuu soo bandhigayaa hodannimada afka Soomaaliga iyo kaydadka ku daahsoon.