gabar u dhalatay dalka Masar oo meherkeeda laga dhigay inuu kor ka barto ninkeeda suuradda Alkahf

Qisada ugu qiimaha badan ee ka dhacdo dalka Masar, gabar lagu magacaabo Khadiijo oo u dhalatay dalka Masar waxay dalbatay in meherkeeda laga dhigo suuradda Alkahf oo markuu xifdiyo ninka guursan lahaa oo laga dhegeysto,  isagoo hal xaraf aan gafaynin, ninka guursanayay ayaa xifdiyay suuradda Alkahf waxaa ka dhegeystay aabbaheeda markuu dhammeeyay isagoo waxba qaldin aabbaha ayaa ku yiri : Ilaahay hakuu barakeeyo gabadhayda, Khadiija oo sidaas  guursatay ninkeeda, meherkeedana kore ka xifdiyay, meherkoodana wuxuu dhacay  15/2/2014  waxaan leenahay guurkooda Ilaahay ha ka dhigo midka barakaysan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post