Nin boqol moos cunay markii lala galay tartan kaddib degmada Afgooye

Nin ayaa tartan ku galay inuu cuno 100 xabbo moos,  sheekadan waxay ka dhacday degmada Afgooye, ninkan waa ku guulaystay tartanka wuu dhameeyay boqolka xabbo ee moos
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post