nin soomaali oo sawiray gabar qaawan somali ah intuu maandooriye siiyay dalka maraykanka

Nin ku nool dalka maraykanka oo gabar soomaali uu la socday ayaa siiyay kaniini daroogo ah kaddibna wuu sawiray iyadoo qaawan markaas ayuu ka iibinayay sawiradeeda oo qaaqaawan saaxiibadiisa, taasoo lala yaabay runtii gabadhaas oo dhib weyn kala kulantay dhacdadaas waxaa la rabaa gabdhaha inay ka fogaadaan nin kasta oo ka dalbanaya inuu meel u kaxayso ama la keli noqon raba waayo niman badan ayaa jira dantooda keliya ay tahay inay gabdhaha ku cayaaraan, marka hore waxay u muujiyaan jacayl been ah kaddib ayay ku kala soo firaynayaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post