asc wll kalmada siigaysiga maxay tahay se qofka siigaysta ma wax dhib ah ayey u keentaaa
Jawaab
seego ama siigo waxaa loola jeedaa in qofka biyaha isaga keeno gacan iwm. dhibaatooyin badan ayay leedahay marka ay badadto, culimada badankoodana xaaraan ayay u arkeen