xaaskaaga ma kuu siigayn kartaa oo biyaha gacanta makaaga keeni kartaa

Dad badan ayaa is weyddiiya ma banaantahay inay xaaskaaga kuu seegayso (siigayso) ma denbi baa haddii ay biyaha gacan kaaga keento,   
 way banaan tahay in xaaskaaga biyaha ay gacanta kaaga keento diintu ma xarrimin arrintaas waayo xaaskaaga xalaal ayay kuu  tahay waxaa kuu banaan inaad galmo la samayso sideysan u banaanayn inay biyahay gacanta kaagaga keento, midaasna waxay ku qoran tahay kutubta fiqiga oo dhan mana aha arrin khilaaf ka taagan yahay
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post