wiil yar eey u rartay sida dameerka loo rarto eeg sawirka

Wiil yar ayaa wuxuu sameeyay wax aan waligii la arag, eey ayuu ka dhaadhiciyay inuu u raro sida dameerka loo raro, gaar yar ayuu u samaystay, kaddib dusha ayuu u saaray taasoo ka yaabisay dadweynaha ku nool caalamka, wiilkaas wuxuu u dhashay dalka masar eeg bal sawirkiisa
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post