qaabka galmada saxda ah waa sidee tolow

Sida laysla ogyahay ummad walba waxa ay leedahay caado iyo dhaqan u gaar ah ayadoona taa ay tahay awood Eebe uu ku maneystay bulshooyinkasi, waana mid keentay in maqaalo iyo bayaan laga sameeyo wacyiga Galmada saxda ah ee u dhaxeeya labada dhinac ee doonaya in ay isu tagaan.
Muuqaaladaasi ayaa ah mid inta badan dadka isqaba aysan ku qanacsaneen ayadoona qaabab iyo muuqaalo kaa yaabiya aad ku arkeyo mararka qaar ayadoo lagu soo daabacayo jaraa’idyada.
Awoodda dareenka macaansi waxa uu ku xiran yahay sida ay isu haystaan labada isu galmoonaya iyo dhaqdhaqaaqooda xilliga ay galmadu dhacayso, taasi oo iyana ku xiran hadba aqoonta ay u leeyihiin arrintaasi.
Waxa jirtay in aqoon yahan hore uu yiri: (Macaanta galmadu ma waarto haddii loo joogteeyo hal qaab, oo aan lagu beddelin qaabab kale).
-Ka hortagga dhibaatooyinka iyo dhaawacyada caafimaad darrida keena.
Dhibaatooyinkaasi oo si gaar ah khatar ugu ah haweeneyda uurka leh iyo ilmaha caloosheeda ku jira labadaba.
Dhibaatooyinka caynkaasi ah waxa looga hortegi karaa in la isugu galmoodo qaabka ku habboon marxalad kasta.
Xakamaynta uurka. Waxa la hubiyey in qaab kasta oo kordhiya macaanta xilliga galmadu uu sidoo kale kordhiyo suuragalnimada uur-qaadista.
Qaabka fududeeya in biyaha lagu tuuro gudaha hoose ee cambarku, waxa uu fududeeyaa inay xawadu u gudubto ilma-galeenka.
Ha yeeshee fursadda uur-qaadistu waxay yaraataa kolka la isticmaalo qaab keena inay xawadu dibadda u soo baxdo. waxaa kaloo jira naag walba nooc ayay doorbiddaa laakin naagaha soomaaliga waxay ugu jecel yihiin in laga kormaro oo ay dhardhar u seexdaan, waxay ugu neceb yihiin galmada foorarka
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post