Sheekh Umal oo raddiyay nin qoray buug gaalnimo xambaarsan

Ninkii soomaaliga ahaa oo qoray buug gaalnimo xambaarsan, Waxaa weli muran

uu ka taagan yahay buug loogu magacdaray "Xadka riddada maxaa ka run ah"

oo uu qoray qoraa Soomaali ah oo la yiraahdo, Cabdisaciid Cabdi Ismaciil.

Buuggan, ayaa ka hadlaya arrimo khuseeya diinta Islaamka, sida xadka

riddada, Islaamka iyo siyaasadda, xaqqa dumarka iyo waxyaabo kale.

Baraha ay bulshadu ku wada xiriiraan ayaa si weyn looga hadal hayaa

buugan.

Haddaba, dadka buuggan ka hadlay oo raddiyay waxaa ka mid ah Sheekh

Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culimada waa weyn ee Soomaalida.

wuxuuna u  warramay BBCda laanta af soomaaliga



halkan ka dhegeyso 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post