Gabadha Madaxweynaha Turkiga oo la sheegay in la shirqooli rabo

Waxaa laga sheegayaa dalka Turkiga in lays ku dayi rabo in shairqool lagu dilo gabadha uu dhalay madaxweynaha dalkaas Rajab dayib orgdoghaan, waxaa  la sheegay ninka lagu magacaabo Fatxullaah Goolan oo mucaarad ah oo ku nool dalka Maraykanka inuu amray arrinkaas in la fuliyo doorashooyinka turkiga ee soo socda
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post