Khayrka ku jira badda Soomaaliya


Khayraadka Alle siiyay Soomaalida lama soo koobi karo waxaa ka mid badda annu haysano oo ka soo bilaabato jabuuti ilaa kenya, kalluunka laga helo soomaaliya ma aha mid yar wuxuu ku filan yahay shacabka soomaaliyeed haddii si rasmi ah loo ugaarsado, oo loo helo qalab ku habboon, marka waxaan leenahay soomaaliyeey ka faa'idaysta khayraadka baddiina
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post