Gabar Boosniyaan ah oo dharka Soomaalida xirata


Sida la og yahay soomaalida dumarkooda waxay qaataan dhar iyaga u gaar ah oo kala duwan sida saakada iyo diraca iyo garbasaarka, marka ay tageen dibadda dad badan ayaa dharkooda ka helay waxaa ka mid ah gabdhan oo u dhalatay dalka Boosniya oo jeclaatay inay ku labisato dharka soomaalida, haddaba soomaalida waxaa laga fahmayaa inay yihiin dad sidoo kale saamayn ku leh bulshada caalamka, siiba xagga afka iyo dhaqanka iyo luqadda iyo cuntada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post