Waa maxay cuntada caafimaadka u leh caruurta? sida la wada og yahay caruurta waxaa u fiican cunto kala duwan oo isku dheelitiran oo laga heli karo fitamiino badan oo aan lahayn sokor badan iyo saliid, waxaa habboon in si fiican loogu nidaamiyo cuntadooda waqtiyada ay cuni lahaayeen, sida caanaha oo kale iyo farmaajada hilibka digaaga iyo kalluunka iyo digirta iyo ukunta
Intee ku filan acruurta
Intee ku filan acruurta
quraac
quraacda oo kale waa in la siiyaa koob caano iyo ukun fuursan iyo cunto fudud iyo nus koob cabitaan fareesh ah
qadada
qudaar iyo hilib ama digaag ama mallaay iyo bataati iyo maasto ama bariis
cashada
koob caano iyo sanduwiish rooti iyo jubno
waxaa ugu muhimsan in lagu dadaalo nadaafadda cuntada ilmaha oo laga ilaaliyo cunto wasakh ah ama cunto muddo taalay