Waxaan wada ognahay in soomaalida ay aad u gubaan geedaha dalka si looga dhigo dhuxul markaas oo loo dhoofiyo dibadda, waxaa yaab badan in lagu gubo geed sida geedka cambaha oo kale, dadka baadiye ka yimid amay wax qaseen soomaali waxay ka hormari la'dahay dadka duurgalka ah oo magaalada soomalay