Soomaalida markii hore beerta waa laysku dhaleecayn jiray, qofka beera fala waa la xaqiraa heer waxay gaareen qofka soorta iyo cambuulada cuna inuu yahay in faqiir ah oo reer baadiye ah, laakin qofka cuna bariiska ama baastada santaluuja waa nin reer magaal ah, laakin marka ay tageen qurbaha ayay ogaadeen inay ku qaldanaayeen waxyaalahaas
Maa shaa allaah waa meelo qurux badan soomaliya Ilaahyow noo toosi dalkeena
ReplyDelete