Nin ka dhashay reer afgooye oo ah gabyaa ayaa wuxuu ka tiriyay gabay yaab leh dadka
soomaaliyeed qolo kasta wuxuu ku tilmaamay sifo ay caan ku yihiin, wuxuu yiri
soomaaliyeed qolo kasta wuxuu ku tilmaamay sifo ay caan ku yihiin, wuxuu yiri
talo tobal iyo toddoba ayaa loo qaybiyaa toban waxaa iska leh daarood toddobana dadka hale ayay ku jirtaa,
tibil (nacayb) waxaa loo qaybiyaa toddoba iyo toban toban hawiye ayaa iska leh toddoana waxaa loo qybiyaa dadka ka soo horay, sidoo kale
tabuukooley waa toban iyo tofddoba toban tunni ayaa iska leh,
taktub (midaawaad) sidoo kale toddoba iyo toban waaye toban waxaa la siiyay goobroon,
tacab (shaqo) waa toodoba iyo toban toban waxaa la siiyay bagadi,
tuugsi toban iyo toddoba waaye toban eelaay ayaa la siiyay toodobana waxaa loo qaybiyay dadka kale