Sheekada dhex martay Kerry iyo madaxda soomaali qosol

Booqashada Kerry somali iyo lakulanka uu la kulmay madaxda soomaaliyeed ayay waxay noqotay mid aragtida soomaaliyeed ee dibadda ku nool midba wax ka qora ama ra'yi ka dhiibta waxa ugu fiican laga qoro waxaa qoray 


waa  sidatan 


Kerry: •How are you Mr Ahmed ?
Madobe: •Asc Keeri Fiican
Shariif: •wah wah Meyki daari ahmed see ati waalatee ba
Madoobe: •maxaad ledahay sharif Ninka lahadal adi
Shariif: •ninkan gaal ayi 'in dhetoo Asc dambi wuu
Kerry: •what you talking Gys
Shariif : •imbeeshi kumistai Ki salaan Italian wa
Madobe: •maxaan kula hadalnaa adaa Qurbaha tage la hadal Ninka agah
Shariif: •qurbo beel itali nin seedi ba ay dowgaas oo dhumi bee
Kerry: •please English I can't toll French
Madoobe: •wuu ku fahmee faransiis kula hadal Ninka ha nacebenine
Shariif: •ay faransiis kiwarami hooba walatee kerry Afraxan ween faransiis ayeee Iyaaaa
Kerry: •let us talk hand to hand like deaf Gys
Madoobe: •alxamdulah nasiii Waxaad Noo keentey
Shariif: •Mey eri waliin dhibee
Madoobe:•Haa Hadiyad baan idiin wadaa ayuu yiri Kerry
Gaas: •kkkkkkkkkkk balaayo dheexaa Waa aragnay war odayaaashu Waa gam way waleen raisalwasaraha ee ka qabta u tarjuma xitaa
Omar: •kuwaan baa madaxweyneyaal ah wax usheeg baa latu leetahay catiib
Kerry: •hey Gaas -Shariif-omar-ahmed all you talking your own language Somali are cryz English please
Madoobe: •war naga amusa odayga waan is fahanay wuxuu leyahay ahmed baa ka hadlayaa ee adinka amusa
Gaas:•kkkkkkk ba'aaaaa aa kulatahay Ahmed
Shariif:•kaleyshaa ma eh beesada xisaabtey inki dar ahmed
Madoobe: •war aamusi Shariif anaga ku fahmi la a Kerry kuma fahmi doono waligiis
Omar: •af somali ayee raban inay wax ku dhameeyaan madax adka
Madoobe: •Walal omar fadlan naga dhex Bax dalki wa faderal waxayna af somali ban ku dhamesanayaa xor baan ahay
Shariif: •Saas la koo Gader ahmed dalkii faderal ayi nimbo Nafshee ayi
Gaas: •kkkkkkkkk ari boowe mesha aa walatee
Madoobe: •meesha garoowe mahan gas waxaada Waa dhameesatay ee anaga Noo dhaf fursadeena agah
Gaas: ¥•boowe ahmed Ani Ciidan ma wato Deg dega iyo kadis ayaan xamar ku imid yuna gabalku Mogdisho noogu dhicin boowe qaraxa jidha
Shariif: •Ahmed an jiree masa tarjumaan iweeradee
Madoobe: •war naga aamus ciidan wardiyeeyo waxa ka horeeso lacagee
Kerry: •what what u u said
Shariif: •yaa radula lahi ciidan ma ku erni Ahmed ' adi jacbur inki tarjumaasee masa eriikey in weeradee asi ingiriis Ki doowi karee
Kerry: •hey am going see you againg bye
Shariif: •in batooy Ani dhiman
Madoobe: •war naga amuus Ninka telfoonkaa ka qoranaynaaye
Shariif: •Hormud ayi lanbar key 0615907544 in qor Yaqii
Madoobe: ok mr Kerry Pls telfoon lanbar uktub halkaan
Shariif : •lee qor dheh uktub af Carabi ma ayne kkkkkkk
Gaas: •kkkkk aaka yaabay
Kerry: •am going !
Shariif: •thank Gudomiye kerry
Madoobe: •war aamus gudoomiye ma ahan ninkee wa madax sare 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post