Gabarey maanyo ma dhab baa ama waa been

Waxaan filayaa inaad wada maqasheen wax lagu magacaabo gabarey maanyo, ninkan wuxuu helay gabarta badda isagoo kalluun gaadaya, sheeko waxaa jirtay labo nin ayaa markab saarnaa hir baa ku kacay markabkoodii jidkiisa ayuu gafay waxay ku dhaceen meel jasiirad ah aan la joogin, mid iyaga ka mid ah wuxuu arkay gabarta badeed oo qoslaysa mana hadli karto markaas ayuu soo qabtay wuu u galmooday waxay leedahay cambarka dumarka dadka oo kale ninkaas waxaa la sheegay waqti badan ayuu ku noolaa jasiiraddaas ilaa markii kale ay ka soo tagaan isaga iyo ninkii kale la socday marka sheekooyinka noocan ah aad bay u badan yihiin, inay jirto gabareymaanyo ama gabadha badeedda
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post