Kegel exercise waa maxay sidee loo sameeyaa

Sida la wada og yahay waa alimiinto murqaha jirka laga sameeyo siiba kuwa moxogga, Kegel waxaa loogu magacaabay ninka sameeyay ayaa la dhihi jiray Dr. Arnold Kegel muxuu taraa Kegelka waxaa la sheegay inuu u fiican yahay murqaha moxogga iyo dhabarka naagaha iyo nimankaba way samayn karaan, naagaha wuxuu ka reebaa inuu raximkooda hoos u soo dego iyo boqa farjiga nimankana wuxuu ka reebaa bararka porostaatada iyo dhibaatooyinka la xiriira porostaatada, sidoo kale wuxuu wax u taraa daaweynta kaadifakashada nimanka iyo naagahaba, waxaa kale uu kordhiyaa macaansiga iyo raaxada galmada, nimanka kegelka sameeyo waxaa la sheegay bahalkooda aad inuu u adkaanayo marka uu taagmo, sidoo kale waxaa lagu daaweeyaa biyabbaxa degdegga ah, sidoo kale wuxuu gaarsiinayaa ninka raaxada ugu dambaysay isagoon biyabbixin waxaa laga yaabaa hal mar inuu samaynayo galmo oo dhowr jeer biyabbax uu gaaro isagoon biyabbixin macaasniga biyabbaxa mid la mid ah, sidoo kale nimanka kegelka xaniinyaha ayuu xoojiyaa sidoo kale wuxuu adkeeyaa muruqa futada iyo murqhaha kaadihayska, sidee loo sameeyaa Kegel qofka wuxuu u seexanayaa dhabardhabar markaas ayuu lugaha kor u qaadayaa mar uu soo laabayaa marna wuu fidinayaa

8 Comments

  1. Anonymous5/10/2015

    walal naaska afkiisa ayan xanuun ka dareemaa marka nikayga iga taabanayo maxaa keenaya

    ReplyDelete
  2. Anonymous5/10/2015

    faraha naagta maku kacsataa

    ReplyDelete
  3. Anonymous5/10/2015

    cuncunka futada haweenka maxaa keeno waxaan rabaa inaan farta gelsho ma cudur baa

    ReplyDelete
  4. nadaafadda ku dadaal cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa ka gaabinta nadaafadda

    ReplyDelete
  5. wuxuu u noqonayaa rainkan labo midkooda inay kaa bukan yihiin ama in nafsiyaadkaaga aad dhibsanayso inuu naasaha afkooda kaa taabto ama aadan ka helin marmar wixii aan laga helin wuxuu isu rogaa xanuun

    ReplyDelete
  6. Anonymous7/07/2015

    Asalamu calaykum, waxaan ahay wiil dhalin yar ah oo in mudo ah siigeysan jiray mudo waliba aad u badan, lakin hada iska daayay, markaa waxa jira inti aan howshaa ku jiray in ay biyaha hore iiga imaadaan iyo xubintii oo jilicday.
    hada in mudo ah ma siigeysan waan iska daayay, lakin waxa igu soo kordhay
    in aan riyada ku biyo baxo. arintan cusub ayaa dhib uGu haysa ee dhibaato ma leedahay sida siigada oo kale, mana laga yaabaa in xubinta sideedee hore ku soo noqoto oo adkaato biyahana aan daahin karo.

    ReplyDelete
  7. riyada iyo siigada isku mid ma aha, riyada waxaad ku biyabbaxdaa marka ay bihaagu bataan keliya

    ReplyDelete
  8. Anonymous7/15/2015

    Macau miyaan ka helaa Hadan sameeyo

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post