Guurdoon yurub ku nool iyo gabagabada guurka

Waa maxay guurdoon maxaase lagu gartaa, marka dadka soomaaliyeed ay yurub wada galeen waxaa soo baxay wax cusub oo ah naagaha yurub iyo nimanka isqaba inay is fahmi waayaan oo marka naagta ay ninka iska furto, haddaba marka ay iska furto ayay nin ka soo doonaysaa wadamada carabta ama afrika, naagahan waxaa ka noolaaday nimanka jaamacadaha ka dhanayay dalalka carabta siiba dalka Masar, naagta marka ay guurdoon tahay waxay soo galaysaa qolalka Paltalk markaas ayay iska dhigaysaa qof meesha u soo gashay inay diin ka barato sidoo kale waxaa meesha galaya niman naag raadis ah oo iyagana iska dhigaya dad dar alle diin u faafinaya, markaas ayaa kuuqa laysla galayaa oo la is shukaansanayaa, naagaha qaar waxay ku ridaan nimanka sheeko kacsi leh waxay ka sheekaynayasaa sida ay kacsi badan tahay qaabka galmada ay ka hesho naasaheeda sida ay yihiin dabadeeda inta ay la egtahay kacsigeeda iyo ninka ay ka hesho inuu ninka bahakkiisu dheer yahay buuran yahay uuna galmada ka daalin inuu gali karo labo biyaajo iyo wax ka badan, sida ay istiinka kaga hesho ninka isagana wuxuu ugu sheekaynayaa sida uu yahay bahlkiisa oo naagaha qaabka uu ka helo, heer ay gaaraan inay sidaa ku raaxaystaan muddo marka uu qanciyo yaya tikid soo goosanaysaa markaas ayay u imaanaysaa waxay fiirinaysaa wixii uu sheegayay inaysax yihiin iyo in kale marka ay la aqal gasho oo ay galmadiisa tijaabiso iyo raaxadiisa ayay dacwad u soo furaysaa si ay u kaxayso, tolow naagaha yurub maxaa sidaa ka dhigay oo kacsigooda u badiyay ? waxaa laga yaabaa inay tahay arrinta saamaysay nolosha wadamada reer galbeedka oo ku salaysan shahwada iyo raaxada galmada iyo filimada ay fiirsadaan naagaha yurub jooga, waxaa kaloo la yaab leh waxaa ku soo batay naagaha naago galmada futada aad u jecel oo ka helo waxaa jira sheekooyin badan arrintaa la xiriira waa wax yaab leh
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post