Barack Obama oo muslimiinta usa afurka u tagay

Marykanka oo ku nool muslimiin farabadan ayaa maanta soo boqday madaxweynaha dalkaas Baaraak Oobaama si uu u muujiyo inuu tixgalinayo muslimiinta wuxuu  ka qabgalay xaflad afur lagu qabtay halkaas, waxaa ka muuqata sawirka gabar soomaaliyeed oo ka tirsan booliska marykanka waa gabadha wadata dharka booliska oo khimaarka buluugga u xiran
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post