Wakiilka shaydaanka ma aragtay daawo muuqaalkan Video




Shaydaan oo dad ah oo nool eeg, ninkaan waxaa laga celiyay gagidda dayuuradaha Dubai markii lagu arkay wax la yaab leh kaasoo ah labo gees shaydaaneed ayuu madaxa ka samaystay jirkiisa oo dhan waxaa lagu sawiray sawiro badan meel kasta jirkiisa waxaa ku xiran bir faruurihiisa carabkiisa naasahiisa calooshiisa dhabarkiisa xubnihiisa taranka, waxaa kaloo ku jira jirkiisa birlab oo lagu dhex tolay waxaa looga shakiyay inuu yahay nin sixirow weyn oo sixirka ku dheereeya, waayo dadka shaydaanka la xiriira ayaa saxirka aad u adeegsada, ninkan wuxuu rabay inuu ka qaybgalo xaflad lagu dhigayay magaalada Dubai oo uu rabay inuu cayaar ka qaybgalo, ninka shaydaanka weyn ah wuxuu u dhashay dalka jamalka, biraha jirkiisa ku jira waxay ku dhowaanayaan 500 bir

halkan ka daawo


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post