Cariifi : Ma aha inay gabadha aabbaheeda khalwo la gasho

Shiikha caanka ah oo lagu Magacaabo Al-cariifi wuxuu soo saaray fatwo lala yaabay taas oo ah inuusan aabaha la gali karin gabadhiisa khalwada, wuxuu yiri waxaa jira gabdho aabbahooda hor fariista iyagoo wata surwaal dhab ku ah  ama dhar  naaskeeda soo muujinaya iyadoo xiran, waxaa laga yaabaa aabbaheeda inuu damco shaydaankana kama foga meesha, 

kuwan diinta islaamka miyay haystaan? intee lagu sheegay sheekadan oo kale, waxay tilmaamaysaa arrintan inay jiran yihiin kuwaan
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post